Ciyaal Facili Posted March 21, 2013 Kismaayo(RBC Radio) Waxgaradka gacanta ku haya shirka maamul u samaynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa waxaa la sheegayaa in maanta shir ay kaga arinsanayaan sidii ay R/W Saacid ugu soo dhaweyn lahaayeen shirka Kismaayo ku yeeeshay magaalada Kismaayo Macalin Max’ed Ibraahim oo ah gudoomiyaha gudiga farsamada maamul u samaynta Jubaland ayaa sheegay in shirka maanta looga arinsaday dardar galinta shirka ka socda magaalada Kismaayo ee maamulka loogu samaynayo gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Kulanka maanta ay yeesheen hawlwadeenada shirka maamul u samaynta Jubaland ayaa waxaa sidoo kale la iskula soo qaaday soo dhaweynta R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo lagu wado inuu gaaro magaalada Kismaayo maalinta sabtiga ah ee soo aaddan. R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa la filayaan inuu la wareego hogaaminta shirka maamul u samaynta Jubaland ee ka socda magaalada Kismaayo wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in dowlada Soomaaliya iyo qabanqaabiyaasha shirka Kismaayo ay gaareen is afgarad buuxa oo ku saabsan doorka dowlada Soomaaliya ee shirkaas. Dowlada Soomaaliya ayaa hore dhowrb jeer u cadeysay fikirkeeda ku saabsan shirka maamul u samaynta jubaland waxayna ku tilmaantay mid aan sax ahayn oo loo maray wado qaldan iyadoona gaashaanka u daruurtay balse waxaa hada muuqata in isfaham buuxa uu dhexmaray waxgaradka ku hawlan shirkaas iyo madaxda ugu sareysa dowlada Soomaaliya. RBC Radio http://www.raxanreeb.com/2013/03/shirka-kismaayo-oo-la-qorsheynayo-in-hogaamintiisa-lagu-wareejiyo-dowlada-soomaaliya-rwasaare-saacid-oo-lagu-wado-inuu-gaaro-magaalada-kismaayo-maalmaha-soo-aaddan/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 21, 2013 Good move on both sides!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 21, 2013 ^^The PM will have a role, but he has neither constitutional authority nor the time to lead a grass roots conference that may take a month or so Logic, logic and more logic is needed here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted March 21, 2013 Good development. He will get a warm welcome. He should also pay a visit to Gedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 21, 2013 ^Are you still angry at Kismayo conference...still supporting the little Kaliil who has a tendency to vent on airwaves? Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 21, 2013 Good move indeed as long its justice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted March 21, 2013 Im not sure if you are serious. Im not angry at Kismayo conference never been. However i have concerns about the delegate allocation. Kalil is heawyweight adeer and dont try to "little" him. He and the pm will play their roles in building this admin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 21, 2013 xiinfaniin;928974 wrote: Well done! saving face, he? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 21, 2013 ^^Yeah I am ashamed . Copy right: 'Caqli Carafaat' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 21, 2013 xiinfaniin;921587 wrote: The government should work establishing a lasting peace in Mogadishu where hundreds of thousands have been uprooted, or Lowe Shabeele region where those with militia muscle are the dominant political forces in the expense of locals. Kismayo has its owners deciding its fate. It is interesting it became a priority for the this young government. There is a sinister, usc like motive here awoowe, and a transparent one indeed. It will not work. Not so long ago you potrayed the Federal goverment as a USC entity and Saacid as their agent send by his wife. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 21, 2013 It will be great achievement for Fg if juubaland is formed peacefully . Times are changing no more ak47 to solve our issues. Its win win for Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 21, 2013 R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa la filayaan inuu la wareego hogaaminta shirka maamul u samaynta Jubaland ee ka socda magaalada Kismaayo wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in dowlada Soomaaliya iyo qabanqaabiyaasha shirka Kismaayo ay gaareen is afgarad buuxa oo ku saabsan doorka dowlada Soomaaliya ee shirkaas. They spent weeks peeling that orange only for Saacid to come out of nowhere and sit at the head of the table deciding who gets what? Mosh Macqool! Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 21, 2013 Carafat stop being childish , its win win for both side Somalia is moving on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 21, 2013 I see the triviality for what it is Quote Share this post Link to post Share on other sites