Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 20, 2013 Haddee run tahay warka hoos ku xusan, si fiican ayaa la yeelay. _______________ AMISOM oo xirtay Indhacade Ciidamada AMISOM ee jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta barqadii waxa ay xireen Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho, sidoo kalena soo noqday wasiiru-dowliha gaashandhigga xukuumadii Cumar Cabdirashiid. Ciidamada AMISOM ee jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta barqadii waxa ay xireen Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho, sidoo kalena soo noqday wasiiru-dowliha gaashandhigga xukuumadii Cumar Cabdirashiid. Xariga Indhacade ayaa yimid kadib markii uu isku dayay inuu is hortaag ku sameeyo howlaha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, kadib markii uu isku dayay in iyagoo la baarin dad uu doonayay inuu ka dhoofiyo garoonka Aada Cadde ee magaalada Muqdisho. Saraakiil ku sugan garoonka ayaa warbaahinta u sheegay in xariga Indhacade uu yimid markii ciidamo uu watay uu ku amaray inay xiraan albaabka laga galo garoonka diyaaradaha, taasna ay keentay in lagu fooraariyo dhammaan qoryihiin AMISOM u tallaay garoonka dabadeena la xiray isaga iyo ciidankiisa. Wararkii u dambeeyay waxa ay lee yihiin Inacade waa la sii daayay, waxaana lagu amray in uu garoonka ka tago, iyadoo aan la ogeyn in dadkii la socday ee rabshadu ay ka bilaabatay inay ka dhoofeen garoonka iyo in kale. Indhacade ayaa wuxuu ka mid ahaa Hogaamiye kooxeedyadii ka mid noqday Maxkamadihii Islaamka, isagoo sidoo kalena ka mid noqday madaxdii xisbul Islam oo dagaal la galay Al-Shabaab. Ma jiro hadal kasoo baxay Yuusuf Indhocade oo ku saabsan xarigiisa sidoo kalena kama aysan hadlin arintan Madaxda Dowladda iyo kuwa AMISOM oo xiray isaga. Midnimo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 20, 2013 Sheikh indhocade al markaawi wa janan ciidamadeed why bantuga amisom jananka ciidan u xidhayaan if its true he will be free soon Quote Share this post Link to post Share on other sites
Salahudin Posted March 20, 2013 Culusow n HAG elders ordered amison to release him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 20, 2013 Hassan's timely intervention saved the day for warlord Indhacadde Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 23, 2013 Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 23, 2013 This guy is one effed up man but we have to applaud for him the way he defended H/wadaag from shabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted March 23, 2013 I dont know the reason but some people still refer him Sheik when his true character is well known which is far from being a Sheik.You wonder if somalis refer to people with titles without giving much thought to it. The word Sheik is almost becoming synonymous with the word Moorryaan provided that people continue calling Indha Cade and Cali Dheere Sheiks. Quote Share this post Link to post Share on other sites