Saalax Posted March 20, 2013 Khilaaf Xooggan Oo Ka Dhex Qarxay Dawlada Muqdisho Iyo Turkiga, Ka Dib Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo. Hargeysa(Ramaas) Mar.20, 2013 - Wararka ka imanaya xarunta madaxtooyada Villa Soomaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in uu soo shaac baxay warar maalmahan la hadal hayey oo sheegaya in dawlada Soomaliya ka cadhootay booqashadii iyo casuumadii tooska ahayd ee uu Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ka helay dalka Turkiga iyo sidii loogu soo dhaweeyey dalkaasi ay la xumaatay xukuumada Soomaliya, kaas oo la ogaaday ka dib markii shalay uu qaabili waayey Madaxwaynaha Soomaliya safiirka dawlada Turkiga u fadhiya Magaalada Muqdisho, isla markaana ay ku qaadatay 3 saacadood in uu ku dul caajiso fadhiga Madaxtooyada, isla markaana uu iskaga huleelo markii uu arki waayay masuliyiintii u sareeyay, taas oo waji gabax ku noqotay safiirkii Turkiga ee Muqdisho fadhiyay. Dhacdadan ayaa muujinaysa warar maalmahan la hadal hayey oo ku saabsanaa in dawlada Soomaliya ay bilaabayso inay dagaal diblamasiyadeed la galayso Somaliland, taas oo haatan soo shaac baxay. Dawlada turkiga ayaa Soomaliya ka badbaadisay macaluushii ka taagnayd dalkaasi, isla markaana indhaha caalamka ku soo jeedisay markii uu Muqdisho yimi Raysal Wasaaraha Turkiga, kaas oo noqday masuulkii ugu cuslaa ee reer Yurub sida daacada ay ka tahay wax ugu qabtay dalka Soomaliya, kaas oo wakhtigaa uu booqashada ku marayay Somalia ku caawiyay lacag dhan $3200m halka maanta uu ka yahay $2200, kaas oo dalka ay ka shaqeeyaan 15 hay’adood oo Turki ah, oo wax ka qabta qaybaha caafimadka, waxbarashada, dhismaha iyo wadooyinka. Waxaana Turkigu Muqdisho Ku leeyahay sumcada ugu sareeysa ee Somaliya wakhtigan xaadirka ah looga hayo. Ma jirto ilaa hada cid ka hadashay dhacdadan ka dhacday xarunta Madaxtooyada, taas oo noqonaysa sida degdega ay ka muuqato ama cadaawada uu Madaxwayne Xasan Sheekh u hayo Somaliland. Dhinaca kale waxaa lagu soo waramayaa inuu jiro wada shaqayn la’aan ka dhex taagan, isla markaana isku afgaran laayihiin Qaramada Midoobay iyo hay’adaha caalamiga sida loo maamulayo deeqaha ay ku soo qaadeen magaca Soomaliya, kaas oo dawlada Soomaliya bilowday in ay cuna qabatayn ku soo rogto qaabkii ay dalka ku maamuli jireen, waxa kale oo iyana la sheegaya in uu jiro khilaaf ku wajahan maamul samaynta Kismaayo in ay soo dedejisay ka bixitaanka ciidamada Itoobiya oo ka walaacsan maamulkaa Kismaayo dawladu haatan doonayso in ay shir gudoomiso, hawshana ay maamusho. Dhanka kalena waxaa la sheegayaa in AMISOM iyo dawlada Soomaliya uu jiro isfahan la’aan soo kala dhex gashay, ka dib markii muddada loo kordhiyey joogitankoodii Soomaliya, waxana ay danaynayaan sida la sheegayo in isbedelada ciidamada lagu sameeyey ay doonayaan in madaxda ciidamada laga simo bedelkooda oo aan qaar keliya la bedelin. Ramaasnews Desk Hargeisa. Xig.: Haatuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 20, 2013 http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Khilaaf-Xooggan-Oo-Ka-Dhex-Qarxay-Dawlada-Muqdisho-Iyo-Turkiga-Ka-Dib-Booqashadii-Madaxweyne-Siilaanyo.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted March 20, 2013 Daa ha iska bacaacleeyaanee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 20, 2013 So this is the way Somaliland wants the attention of thepresident?, he doesnt even have time for you! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 20, 2013 LOL War bahasha NGONGE u daaya, asagaa yaqaane Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 20, 2013 LOL War bahasha NGONGE u daaya, asagaa yaqaane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted March 20, 2013 ^ Attention!! For what? Somaliland is too busy to care about the governor of Mogadishu who can not even step out of his bunker without the armed escort of foreign armies. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 20, 2013 This story is probably a fake. However, the cold war between SL & Somalia has already started and I expect to see lots of similar stories in the news in the days to come (some true and many fake). So much for Hassan Sheikh's "no diplomatic pressure" pledge. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 20, 2013 Tallaabo;928567 wrote: ^ Attention!! For what? Somaliland is too busy to care about the governor of Mogadishu who can not even step out of his bunker without the armed escort of foreign armies. Hasaan sheikh ignores anything "Somaliland" yet represents them around the world anyway, and Boom!, all the Somaliland Websites are printing rubbish stories about Hassan sheikh being upset with silaanyo like this one above. How may I ask did they know he was angry?. did they for instance have spy cameras in Villa somalia, given that they have no contact in the Villa? (Sorry!, I forgot the Somaliland Intelligence was so good, they had spy cameras in the good president's bedroom and recorded him having nightmares about the great Silaanyo!), Secondly, have you forgotten that Turkey actually delivered a real message of of " You are part of Somalia" and "we will not support secession" ?. Now ,why in the world would the Good president Of Somalia be angry about a holiday the Governor of Somaliland took in Turkey in search of a good Doner Kebab?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 20, 2013 NGONGE;928606 wrote: This story is probably a fake. However, the cold war between SL & Somalia has already started and I expect to see lots of similar stories in the news in the days to come (some true and many fake). So much for Hassan Sheikh's "no diplomatic pressure" pledge. Never trust the Koonfurians who smile all the time and those who sweet talk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 20, 2013 There is no cold War (it implies nations). There is only the Legitimate Government of Somalia and one of it's provinces!. You can deny it all you want, it is a fact:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 20, 2013 The legitimate goverment of Somalia guarded by 19.000 African union troops. But i do agree there is no cold war between SL govt and Hasan culusow well atleast not now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 20, 2013 Waryaa Xaaji, subax, galab iyo saq dhexe waad soo taagantahay ee orod oo seexo! Arigii Qayilayey ee Hargeisa xitaa waa seexdeen saaxib! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 20, 2013 Dadku markay jawaab wayaan bay xaajiga ku mashquulaan:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 20, 2013 Xaaji Xunjuf;928807 wrote: Dadku markay jawaab wayaan bay xaajiga ku mashquulaan:D ;) Arigii ayaa soo dacwoodey saaxiib ee soo seexo Quote Share this post Link to post Share on other sites