Saalax Posted March 17, 2013 Badhasaabkii Bariga Sanaag U Joogay Puntland Oo Markii Xilka Laga Qaaday Hargeysa Soo Gaadhay Hargeysa (Ramaas) Mar 17,2013 – Magaaladda Hargeysa ee caasimada Somaliland, ayaa waxa xalay soo gaadhay Badhasaabkii 8-dii sanadood ee u dambeeyay maamul Goboleedka Puntland u joogay bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland. Badhasaabkii hore ee Puntland u joogay Badhan Maxamuud Nuur Dabayl oo dhowr bilood Madaxwaynaha Maamulkaasi xilka ka qaaday, ayaa xalay soo gaadhay Magaalada Hargeysa, isaga oo ka soo goostay Maamulka Puntland oo uu u shaqeynayey muddo ku siman 8 sanadood isla-markaana ka soo horjeeday Somaliland. Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa shabakada Wararka ee Ramaas u sheegay in ninkan markii xilka laga qaaday uu go’aansaday inuu Somaliland u goosto isaga oo doonaya inuu hadda ka dib taageero Somaliland, mar haddii shaqadii uu u hayey Puntland meesha ka baxday oo badhasaabnimadii laga caydhiyey. Mr Dabayl, ayaa waxa uu hogaaminayaa wefti ka kooban Madax-dhaqameed iyo dad kale oo ay isku mabda’ yihiin, balse ay markii hore ay ka soo wada horjeedeen in Somaliland maamulkeeda gaadhsiiso bariga Gobolka Sanaag. ninkan ayaa sidoo kale ahaa Guddoomiyaha xisbi siyaasadeed ka hadhay tartankii xisbiyada Puntland, kaasi oo Magaciisu ahaa UGUB. Ramaasnews desk Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 17, 2013 http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Badhasaabkii-Bariga-Sanaag-U-Joogay-Puntland-8-dii-Sanadood-Ee-U-Dambeeyay-Oo-Markii-Xilka-Laga-Qaaday-Hargeysa-Soo-Gaadhay.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2013 Welcome home Salax his entire sub clan declared that they support Somaliland last month so he just joined them:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted March 17, 2013 Can the last man to leave Puntland please switch off the lights. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2013 :D i knew he was coming last week the major 2 clans from haadaaftimo and badhan both declared their support for Somaliland , Mr Dabayl Dabayshi ba hargeysa keentey Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted March 17, 2013 Siilaanyo waa bilaayo intaa wax buu maleegayaa...bal adba sheeg meelay SSC martay xitaa google ka waa laga saaray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2013 DOC SSC qarankoodi bay dhinac ka raceen sanadki 2013 si fiican bay u bilabeen way nasteen suit bay hada xidhaan iyo kabo wa ladan yihin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted March 17, 2013 Xaaji Xunjuf;927725 wrote: DOC SSC qarankoodi bay dhinac ka raceen sanadki 2013 si fiican bay u bilabeen way nasteen suit bay hada xidhaan iyo kabo wa ladan yihin. Markii horba iyagaa dil isku xukumay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 17, 2013 This film never ends , so they of to Somaliland more cash better livin condition next year back Puntland . Who is being played . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2013 Actually this guy never defected before, but i think his clan sub clan declared their support to the SL government, he followed the footsteps of his sub clan. Thats all and he brought his clan elders with him to. Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted March 17, 2013 ^^ He is defected now! but that is the game, i don't blame him, life is tough and food needs to be on the table. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 17, 2013 What if tomorrow they choose side Mogadishu knowledging xamar will be the economic power house, will you xajji xanuf accepted their wish DOC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2013 I am not stopping any one they can go where ever they wish:D i don't think xamar will be as great as back in the days , since now there is federalism in Somalia Economically it cannot compete with Kenya. Mogadishu will not be as advanced as Lamu Port which will be finalized a project which costs 9 billion dollars. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 17, 2013 Federalism won't stop xamar when the population reachs 3mill . It will be economica power house plus foreign investment. Xamar will replace Narobi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2013 I doubt it it will take atleast decades before it reaches Nairobi status, population will increase but the past two decades Somali population boost did happen even back in the days almost 3 million lived in Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites