Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Somali government in Ethiopia pour forces to secure border with Somalia in Togdher and Awdal regions

Recommended Posts

Xadka Ismaamulka DDSI u la wadaago Gobolada Togdheer-W/Galbeed iyo Awdal oo ammaankooda aad loo adkeeyay (Warbixin)

March 16, 2013 11:45 pm GMT - Written by PP - Edited by PP

Print Print

 

liyuu-police.jpg

 

Wararka naga soo gaaray Xadka ismaamulka DDSI uu la wadaago Gobolada Togdheer-W/Galbeed iyo Awdal ayaa tibaaxaya in ammaankooda aad loo adkeeyay,isla mrakaasina ay halkaasii ka socdaan howlgalo ay fulinayaan ciidamada Nabadsugidda federaalka Ethiopia oo kaashanaya Ciidamada Liyuu poliska DDSI, waxaana la sheegayaa in howlgaladaas lagu soo qabqabtay Gaadiid fara badan iyo Rag isugu jira ganacsato iyo siyaasiin oo xilligaa uu howlgalku socday ku howlanaa falal lagu sheegay inay ammaanka gobolka kasoo horjeedaan, kuwaasoo hadda lagu hayo xero milateri oo ku taal duleedka Buuhoodle ee dhanka ismaamulka DDSI ee Soomaalida Ethiopia.

 

liyuu policeArrinkan ayaa ka dambeeyey markii 27 bishii Janaayo 2013 ay dowladda Ingiriiska ay digniin ka soo saartay khatarta kasoo fool leh Maamulka la magacbaxay Somaliland, waxeyna kula talisay Muwaadiniinteeda iney isaga huleelaan Deegaanada Somaliland (Source: BBC , News Eglish).

 

Waxaana digniintaasi ay timid xilli kooxaha xag jirka ah ay dagaladii koonfurta Soomaaliya ay kawadeen gebi ahaanba ay ku guul darreysteen, waxaase intaa u sii dheereyd in cafis uu u fidiyey Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland Mudane Maxamad Nuur Carraale( Duur) oo ka mid ahaa uru diimeedkii Al-itixaad haataana u xuub siibtay Al-islaax.

 

Somaliland oo Cafis u didisay Dagaalyahanada Alshabaab, Sidda aan warar sugan ku helaysno Waxaa la filayaa dhowaan ay dowladda Federaalka Ethiopia ay warbixin tafatiran ka soo saari-doonto marka uu howlgalku dhammaado, waqtigaas ay sheegayaan Baaritaanada ay deegaanada hoos yimaada Somaliland ay ka wadaan iyo dadka ay ku qab qabteen.

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another blow for Siilaanyo, he really is corned from all sides. Now even the border is not secure and forces from the Somali government in Ethiopia are amassed there to carryout operations and secure the border from Alshabaab and terrorist sympathizers.

 

The British have ordered their citizen to leave Somaliland before, Turkey wrote few days ago that SL supports Alshabaab and also other Somali officials and leaders have accused the secessionist camp of harboring, supporting and financing terrorists in Somalia. Now Ethiopia takes this action. Siilaanyo refused to attend Somali meeting.

 

Its not looking good for the secessionist.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Arrinkan ayaa ka dambeeyey markii 27 bishii Janaayo 2013 ay dowladda Ingiriiska ay digniin ka soo saartay khatarta kasoo fool leh Maamulka la magacbaxay Somaliland, waxeyna kula talisay Muwaadiniinteeda iney isaga huleelaan Deegaanada Somaliland (Source: BBC , News Eglish).

 

Waxaana digniintaasi ay timid xilli kooxaha xag jirka ah ay dagaladii koonfurta Soomaaliya ay kawadeen gebi ahaanba ay ku guul darreysteen, waxaase intaa u sii dheereyd in cafis uu u fidiyey Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland Mudane Maxamad Nuur Carraale( Duur) oo ka mid ahaa uru diimeedkii Al-itixaad haataana u xuub siibtay Al-islaax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somaliland oo Cafis u fidisay Dagaalyahanada Alshabaab. Sidda aan warar sugan ku helaysno Waxaa la filayaa dhowaan ay dowladda Federaalka Ethiopia ay warbixin tafatiran ka soo saari-doonto marka uu howlgalku dhammaado, waqtigaas ay sheegayaan Baaritaanada ay deegaanada hoos yimaada Somaliland ay ka wadaan iyo dadka ay ku qab qabteen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this