Sign in to follow this  
Aaliyyah

Kulanka Gudiga Imtixaanaadka Dugsiyada Khaatumo oo lagu soo gabagabeeyay Taleex(Video)

Recommended Posts

Aaliyyah   

Taleex:-(RT)Waxaa magaaladda Taleex ee caasimadda maamulka khaatumo lagu soo gabagabeeyay kulan maalmahan u socday gudiga imtixaanaadka dugsiyadda hoose dhexe iyo sare ee maamulka khaatumo.

 

Ugu horeyntii kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo midayn lahaa manhajka waxbarashadda deegaanaddan iyadoo kulan uu ka hadlay qaabka loo midaynayo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashadda maamulka khaatumo Kayse cawil ladane.

 

Ugu danbayntii maaha markii ugu horeysay ee arimaha waxbarashada iyo manaahiijta tacliinta ay qaadaan gudiyo ay so xuleen maamulka Khaatumo balse sanadkii(2012)ayay ahayd markii ardayda goboladaasi dhamaan ay imtixaanada ku galeen manaahij ay u dejiyeen maamukooda Khaatumo.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this