oba hiloowlow Posted March 16, 2013 Meydka labo ruux oo dhalinyaro ah ayaa caawa maqribkii lagu arkay Xaafada Suuqa Xoolaha, iyadoo mid ka mid ay dileen Ciidamada dowladda markii ay ka shakiyeen. Wararka ayaa sheegaya in wiilka dhalinyarada ay ciidamada ku amreen inuu istaago, hase ahaatee uu cararay, waxaana kadib ay rasaas ku fureen ciidamada. Goob jooge ku sugan xaafada Suuqa Xoolaha ayaa sheegay in wiilka dhalinyarada uu ka mid ahaa dhalinyarada xaafada ku noolaa. Sidoo kale waxaa isna meydka kale oo wiil dhalinyaro ahaa abaarihii maqribkii lagu arkay Xaafada Godey ee Suuqa Xoolaha, iyadoo wiilka dhalinyarada jirkiisa ka muuqatay rasaas. Wararka ayaa sheegaya in wiilkan dhalinyarada shalay lagala baxay gurigiisa, iyadoo uu ka mid ahaa dad horay ciidamada howl galada xaafadaas ka sameeyeen ka qab qabteen, balse la soo daayay. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay meydadka lagu arkayay xaafadaha, iyadoo ku dhowaad 10-meyd oo si xun loo jirdilay lagu arkay xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir. Arrinta ku saabsan meydadka la soo dhigay xaafadaha ayaa si weyn u gil gishay magaalada, iyadoo qaar ka mid ah ahaayeen rag ay ciidamada dowladda ku qab qabteen howl galo, waxaana lagu eedeeyay dilalkaas inay ka dambeeyeen Ciidamada nabadsugida. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted March 16, 2013 ^ Are you celebrating the killing of a young Somali boy that we don't even know he was al-shabaab ? That picture is disturbing . Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted March 16, 2013 Keep shaking that fat ssss! :-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 16, 2013 And people ask what is wrong with Somalia, soldiers just shoot random people thinking they are shabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-wehliye Posted March 16, 2013 In qof aan maxkamad dil ku xukumin la dilaa waa xad gudub, laakiinse qofkii ciidamada dawlada ku amarta inuu istaago oo aan istaagin wuu istaahilaa xbad ku dhacda hadeey disho ama ay dhaawacdaba maxaa yeeley qof ogaan kara wuxuu ku fekerayey markuu cararaayey ma jiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted March 16, 2013 Abu-wehliye;927404 wrote: In qof aan maxkamad dil ku xukumin la dilaa waa xad gudub, laakiinse qofkii ciidamada dawlada ku amarta inuu istaago oo aan istaagin wuu istaahilaa xbad ku dhacda hadeey disho ama ay dhaawacdaba maxaa yeeley qof ogaan kara wuxuu ku fekerayey markuu cararaayey ma jiro. Full Stop . Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 17, 2013 Xaaji Xunjuf;927304 wrote: And people ask what is wrong with Somalia, soldiers just shoot random people thinking they are shabaab they where shabaab why else would cali dheere cry on bbc iga jawaab bal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 17, 2013 Macallinka;927293 wrote: ^ Are you celebrating the killing of a young Somali boy that we don't even know he was al-shabaab ? That picture is disturbing . why did he run when the SNA told him to stop mac sonkor baan leeye Quote Share this post Link to post Share on other sites