Saalax Posted March 12, 2013 Somaliland Oo Xukun Masaafuris Ah Iyo Ganaax Lacageed Oo Culus Ku Riday Kaluumaysato Reer Yemen Ah Ceerigaabo (Ramaas) Mar 12,2013 – Dawladda Somaliland, ayaa kaluumaysato u dhashay dalka Yemen ku xukuntay in dalka laga mastaafuriyo isla-markaana lagala wareego doontii ay wateen, bixiyaana $ 34000 doolar oo ganaax ah. Maxkamada Gobolka Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo ayaa xukun ku riday 19 kalluumaysato Yemaniyiin ah oo dabayaaqadii bishii hore ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland gacanta ku dhigeen, iyagga oo si aan sharci ahayn uga kaluumaysanaya biyaha Somaliland, ayaa maxkamadu ku xukuntay ganaax lacageed oo dhan 34 kun oo doolar, in lagala wareego doonidii ay wateen isla-markaana dalka laga mastaafuriyo. Maaha markii ugu horeysay ee ay ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland gacanta ku dhigaan kaluumaysato ajaanib ah oo si sharci daro ah uga kaluumaysanaya biyaha bada ee Somaliland. Ramaasnews Desk Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 12, 2013 http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Somaliland-Oo-Xukun-Masaafuris-Ah-Iyo-Ganaax-Lacageed-Oo-Culus-Ku-Riday-Kaluumaysato-Reer-Yemen-Ah.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 12, 2013 Well done Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted March 12, 2013 waa war cad Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 12, 2013 good move by Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 13, 2013 http://oodweynenews.com/2013/03/maxkamadda-rafcaanka-sanaag-oo-19-yemeniyiin-iyo-doonnidooda-ku-xukuntay-ganaax/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted March 13, 2013 Good news for the government of somaliland as well as the population. Keep doing the good job. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 13, 2013 Let them clean the berbera port and help carry stones when building new buildings in Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites