Xaaji Xunjuf Posted March 12, 2013 R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo cadaystay Dagaalka uu kula jiro Beesha khatumo( Warbixin) R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa waday booqashooyin is daba joog ah oo uu ku kala bixinayey Gobalka Dalka Soomaaliya kuwas oo ugu guur galayey xaaladda Ami, Horumarineed iyo waliba Maamul waxana uu R/wasaaraha Saacid lugtiisii ugu horaysay ku tagay SH/hoose, Hiiraan Gobaladda Dhexe iyo waliba Puntland, Galmudug oo uu maanta hadhsanayo R/wasaaraha Soomaaliya ayaa la filayey in uu booqanayo deegaanadda KHaatumo State of Somalia meel ka mid ah gaar ahan Buuhoodle,Taleex iyo Boocame midkood sida ay Allssc u sheegeen Mas’uuliyiin khaatumo oo uu R/waasare Saacid la xidhiidhay, Booqashadda R/wasaaraha ayaa ahmiyad gaar ah u keenaysay deegaanka uu tago tas oo ah in ay ku dhiiradaan Deeq bixiyayaashu sidoo kalena xoojinaysa xidhiidhka Fedraalka iyo deegaankaas uu booqday Kolkii Madaxweyne Xasan SHiikh Maxamuud uu magacaabay R/wasaare Saacid waxa ay shacabka Khatumo ku dhiiradeen in ay Miyi iyo Magaaloba ka soo dhaweeyaan iyaga oo bananbaxo waa weyn ka dhigay Gudaha Khaatumo iyo dibaddaba,waxana dhacay in Laascaanood lagu xidhxidho Mudaharaadayaashii taageersanaa Saacid sidoo kalena markii durbaanadda iyo caleemaha qoyan ay reer KHaatumo lulayeen aan Caabudwaaq looga dabaal dagin dhismihii Golaha Wasiiradda ayuu R/wasaaruhu ka reebay Beesha khaatumo kuraasta Wasiiradda taas oo taariikh madaw u furtay Beelaha gedo iyo khatumo maadaaa waligeed aan la arag khatumo oo waaya Wasiir ilaa iyo sidii Calan soomaaliyeed loo qaatay, Mudane Saacid waxa uu beesha waasiyey Agaasimihii guud ee ay aawood qaybsiga u heshay beeshan ka dibkii uu xidhay Agaasimihii ka soo jeeday beesha uuna xilkii ka qaaday waxana sidoo kale uu Saacid ka baaciyey Xafiiskiisa Shaqaalihii ka soo jeeda Gobaladda SSC ee ay kaga tageen Omar Cabdirashiid, Farmaajo iyo Gaas mana jirin badalkooda cid uu qaatay iyo wax uu ku qanciyeyba Tagin la’aanta Saacid ee Khaatumo ayaa ka dhigaysa ujeeadeedu tahay idima aqoonsanid mana jirto wax xidhiidh ah oo dawladda idin la dhexmaraysa maadaa uu heshiisyo rasmi ah la galay isla markaasna ma jirto wax Saamayn ah oo ay ku yeelanayso Beeshaas iyo Maamulkeedu Xukuumadda uu hogaaminayo Cabdi Faarax Shirdoon , Puntland,Galmudug, Aj iyo Ximan iyo Xeeb waxana looga baahan yahay Maamulka KHaatumo in ay si degdeg ah war cad uga soo saaraan sidoo kalena Xildhibanadda Dawladda Fedraalka ee ka soo jeeda Khaatumo ay fadhiga ka kacaan oo muujiyaan in ay ma talayaan dad iyo Maamulka tisqaaday Allssc News Desk Muqdisho-Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 12, 2013 XX ma adigaa warkan u diray allssc, this sounds yours iskudir kaladir. Baaaaaaaaaaaac... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 12, 2013 A khadar anigu cidna waxba uma dirin, Khadar qolyaha ALL ssc Maxay ku maageen raisal wasaaraha ma dagaal bu ku iclaamiiyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 12, 2013 Your title and the content are not same so that is why I asked you if this was your intention when you send this news out to allssc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 12, 2013 R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo cadaystay Dagaalka uu kula jiro Beesha khatumo Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 12, 2013 XX, you just reminded me this old fooo who writes stuff and sends to different somali portals. Then later when he sees you around, he asks you about if you you have seen and read about such and such piece from online. Try again mate. This is ciiiiiiiiiiiiiiiiiic... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 12, 2013 :D akhadar allssc wa niman wariyaal fiican ah aniga warka iga ma qataan laakin iyaga xogta raadiyaa:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 12, 2013 Yeah iyagaa raadiya and this time they found it from you! ;) What a conincident! Quote Share this post Link to post Share on other sites