Tillamook Posted March 11, 2013 Deeq bixiyaasha Soomaaliya oo kulan deg deg ah ka yelanaya Xiriir la ogaadey inuu ka dhexeeyo Al-shabaab iyo Villa somalia Warar rasmi ah oo Puntlandi ka heleen dublamaasiyiin ku sugan Nairobi, Wadamada daneeya arimaha Soomaaliya iyo xafiiska Qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa shir deg deg ah isugu imaanaya Nairobi si ay uga wada hadlaan Xaalada ka soo cusboonaatey Soomaaliya. Sida aan xogta ku helney Ciidamadii dhowaan Kismaayo yimid ayaa laga helay xogo badan iyadoo waliba dhinaca sirdoonka Reer Galbeedku ay heleen iyana Xogo kale oo ku saabsan xiriirka soo cusboonaadey ee dhex marey Al.shabaab iyo Villa Soomaaliya. Sida la sheegey Villa Soomaaliya waxay Al-shabaab ka codsadeeen iney wadada u baneeyaan Ciidan joogey Ceelwaaq kuwasoo Kismaayo u soo socdey, waxaa ka dib Ciidanka lagu wargaliyey iney u dhaqaaqaan Kismaayo, Al-shabaabna aysan Wax weerara ku qaadeyn. Sirdoonka Kenya. Itoobiya iyo Wadamo kale ee Reer Galbeed ah balse laga magacaabey Mareykanka ayaa la socdey Xiriirka iyo gacan saarka ay wada yeesheen Villa Somalia iyo Al-shabaab. Wadama deeq bixiyaasha ee bixiya Mushaarka Amisom iyo Dowladaha Ciidamda Amisom ee jooga Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyey Xaalada soo cusboonaateym, waxayna maalmaha soo socda shir deg deg ah ku yeelanayaan Nairobi. Warkaan oo ah mid rasmi ah ayaa kusoo beegmaya xili ay wadamadaan shiri doona qaarkood ay ku booriyeen Golaha Amaanka ee QM in Dowlada Federaaalka laga qaado cunaqaba teynta hubka. Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu maalmo ka hor xilkii ka xayuubiyey saraakiishii ugu sareysey Ciidanka. Shalayna Waxaa Garoonka Diyaaradaha Kismaayo laga celiyey Labada sargaal ee cusub ee lagu badaley Jeneraal Diini iyo Jeneraal dhagabadan. Puntlandi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 11, 2013 Reer Budhlayn way washeen hada madaxweynihi bay eedeynayaan shabaab ku sheegeyaan, hada wa ninka dalka shabaab ka xoreyey. War ileen inaga wax aragnay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 11, 2013 Reer Puntlandi miyaa ka warhelay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 11, 2013 kkkkkk raaskamboni where al shabaab 2 yrs ago LOOOOOOOOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted March 11, 2013 The is a reason for concern. Puntland media along with other Somali media are doing investigation on the issue of Alshabaab and the forces from Gedo's recent alleged meeting, and government official rush visit to Kismayo yesterday, reports and interviews are being conducted with the locals and with some Alshabaab members. Puntland is expected to release a statement on this matter upon the outcome - its still early days and still gathering intelligence. Also the next move of the forces that came from Gedo will shed light to matter greatly and the allegation against Hassan Culusow and his government in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 11, 2013 ^^There are drone pictures provided by friendly country as well showing the route of the national army, and places they've stopped :D Waryaa WW, nimanka ka aayar bahasha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 11, 2013 Xaaji Xunjuf;926039 wrote: Reer Budhlayn way washeen hada madaxweynihi bay eedeynayaan shabaab ku sheegeyaan, hada wa ninka dalka shabaab ka xoreyey. War ileen inaga wax aragnay Waa dad shoodaha u taxan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
somalee Posted March 12, 2013 Dhagabadan was honest about wiping out Al-shabab. Sad to know that he's gone Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-wehliye Posted March 12, 2013 Si al-Shabaab iyo Soomaalida inteeda kale u heshiiyaan waxaa marka hore al-Shabaab looga baahanyayahy ineey katawba keenaan dhibaatada iyo dilka dadka maatada ah ee ay geysteen. Qollo walboo rabto ineey la hadlaan ama la heshiiyaan al-Shabaab marka hore waa ineey hubsadaan meesha ay al-Shabaab ka taagantahay Maamulada ka jira wadanka iyo waa ineey qiraan in dhiiga qofka Muslimka ah uu xaaraan ka yahay qofka kale sida Ilaahey Qur'aankiisa uu ku sheegey. Quote Share this post Link to post Share on other sites