Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland president Siilaanyo: Somaliland has enough army and weapons to defend themselves

Recommended Posts

Saalax   

“Ma Hayno Meel Somaliya Ku Tidhi Waanu Ku Duulaynaa, Laakiin Haddii Ay Difaacid Noqoto Somaliland Waxay Leedahay Ciidan Iyo Hub Ku Filan” Madaxwayne Siilaanyo Oo Dhoofay

 

G1Hzgv6.jpg

 

Hargeysa (Ramaas) Mar 9,2013 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo goor dhawayd safar ugu ambo-baxay dalka Turkiga, ayaa ka hadlay cunaqataynta hubka ee Somaliya laga qaaday, waxaanu sheegay in Somaliland ka xun tahay.

 

Madaxwayne Siilaanyo, waxa kale oo uu ka hadlay hadal la sheegay inuu ka soo yeedhay raysal-wasaaraha Somaliya, kaasi oo ahaa inay Somaliland iyo Somaliya awood milatari ku midaynayaan, waxaanu tilmaamay in xukuumad ahaan aanay haynin meel masuulkaasi hadalka noocaas ah ku yidhi, balse Somaliland ay leedahay ciidan, hub iyo dad kiu filan oo ciid-dooda difaacaba ay leedahay.

 

Madaxwayne Siilaanyo oo ka hadlayey cunaqatabataynta hubka ee Somaliya laga qaaday ayaa yidhi “Cunaqabataynta hubka ee Somaliya laga qaaday waa arin aanu aad iyo aad uga xunahay dhibaatada ay anaga noo keenayso”

 

Madaxwayne Siilaanyo, waxa kale oo uu soo qaaday “Somaliya in la ictiraafana wax cusub maaha oo Somaliya dal adduunku ictiraafsan yahay ayuu ahaa” ayuu yidhi waxaanu inyaa ku daray isaga oo ka hadlaya hadalka la sheegay inuu raysal-wasaaraha Somaliya “Dawladda Somaliya meel ay ku tidhi waanu duulaynaa (Somaliland) iyo xoog ayaanu ku midaynaynaa midna ma hayno, waxayna tidhaahdaa wada-hadal ayaanu waxayaga ku dhamaysanaynaa, anaguna wada-hadal dan kama lihin oo hore ayaanu meelo badan oo dunida ah isugu nimid, waxna kama qabno wada-hadal loo siman yahay oo Somaliland ay qaranimadeeda, madax-banaanideeda muujinayso oo ay cid kasta u caddaynayso ayay maantana u cadddaynaysaa”

 

Madaxwaynaha Somaliland, waxa uu sheegay in Somaliland awoodeedu tahay mid ku filan difaaca qaranimadeeda “Difaacid haddii ay noqotana dawladda Somaliland way leedahay ciidan ku filan, hub ku filan iyo dad ku filan oo dalkooda difaaca, markii horena xoriyadeeda bilaash laguma siin ee xoog iyo gacan ayay kula soo noqotay” ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray isaga oo faahfaahinaya safarkiisa Turkiga “Aniga iyo weftiga ila socdaa waxaanu u ambo-baxaynaa waddanka Turkiga, waxaanuna marti-qaad ka helnay raysal-wasaaraha Turkiga, wefti Wasiirro ahina way igaga sii horeeyaan (Turkiga)”

 

Madaxwaynuhu waxa kale oo uu soo qaaday “Dalka Turkigu waa dal weyn oo wax badani inagaga xidhmi karaan, waa dalalka aanu doonayno inaanu xidhiidh fiican la yeelano oo dhinacyo badan leh, marti-qaadkaasina aad-baanu ugu faraxnay waanuna tagaynaa, waxaanuna ILAAHAY ka baryeynaa inuu nagu soo guuleeyo oo hawlaha labada dhinac aanu si wanaagsan meel iskula soo dhigno” ayuu yidhi waxaanu intaa ku ladhay “Safarkana waxa uu ka mid yahay dhaqdhaqaaqa badan ee ay dawladdu dunida kula xidhiidhayso si qadiyadeena iyo danaheena caalamka uga dhaadhicino”

 

 

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Xaaji Xunjuf;925562 wrote:
Haatu Somalis haven't made peace since the civil war.

Don't you reer Somalia get tired of butchering each other?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oba we know no HAG leader will be a threat to Somaliland a HAG pilot from the unuka branch refused to bomb Somaliland in the 80s. But there are certain former Siyaadist elements who believe force is justified against Somaliland. And when president Siilanyo is talking he is addressing them, as oodweyne calls them the defeated lot he is referring to them. Not the genuine lovely koonfurians who love their Somaliland brothers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;925593 wrote:
Oba we know no HAG leader will be a threat to Somaliland a HAG pilot from the unuka branch refused to bomb Somaliland in the 80s. But there are certain former Siyaadist elements who believe force is justified against Somaliland. And when president Siilanyo is talking he is addressing them, as oodweyne calls them the defeated lot he is referring to them. Not the genuine lovely koonfurians who love their Somaliland brothers.

:D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Xaaji Xunjuf;925603 wrote:
Haatu ma waxad leedahay reer NFD ba kala garaneyn reer Somalia iyo reer Somaliland:D

We're not talking qabiil are we Xaaji. I thought Somaliland was a "Qaran" not a "Qabiil" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;925593 wrote:
And when president Siilanyo is talking he is addressing them, as oodweyne calls them the defeated lot he is

referring to them. Not the genuine lovely koonfurians who love their Somaliland brothers.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this