Che -Guevara Posted March 9, 2013 DEG DEG: Rasul’wasaare Saacid iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Garoowe kusoo wajahan. Garoowe (RBC RADIO) Saacadaha Soo socda ayaa la filayaa wafdi uu hogaaminayo Raysul’wasaarha Dalka Soomaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacad in ay soo gaaraan Magaalada garoowe iyagoo la kulmi doona Madaxda Puntland oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Puntland Dr Faroole. Magaalada ayaa iminka laga dareemayaa diyaar garow ku aadan soo dhawaynta Raysul’wasaaraha waxaana si wayn loo sugay amniga guud ee magaalada waxaana sidoo kale la filayaa in soo dhawaynta Madaxda federaalku ay ka qayb qaataan Hogaanka Puntland oo ay kusoo dhaweeyaan Garoonka diyaaradaha ee Magaalada garoowe. Inkastoo Khilaaf uu u dhexeeyo Puntland iyo Dowlada Federaalka hadana waxaa muuqata in Madaxda 2da dhinac ay arimahaasi iyo kuwo kale isla gorfayn doonaan, waxaana iminka garoonka diyaaradaha kusii qulqulayay Qaybaha kala duwan ee bulshada iyo Madaxda Puntland oo ay saxaafadu wehliso si ay uga qayb qaataan soo dhawaynta Raysul’wasaaraha iyo wafdiga ku wehliya safarka. Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Raxan-reeb haduu alle idmo. Ibraahim wadani RBC Radio Xafiiska Garoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 9, 2013 Ra’iisul Wasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay magaalada Garowe Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal, iyadoo safarkan uu yahay kii u horeeyay, kaasoo qeyb ka ah, safaro uu mudooyinkii u dambeeyay uu ku tagayay Gobolada dalka. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa Labo diyaaradood ay ka qaaday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaana qeyb ka ah xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Xildhibaano. Wararka laga helayo Garowe ayaa sheegaya in ammaanka aad loo adkeeyay, iyadoo ay socdaan qaban qaabo lagu soo dhoweynayo Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha. Booqashada Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ee Puntland ayaa noqoneysa mid qeyb ka ah dadaaladada dowladda Soomaaliya ugu jirto sidii gobolada dalka u gaarsiin laheyd nidaamka federaalka, iyadoo Puntland uu ka mid yahay maamul goboleedyada dalka ka jira. Dhinaca kale Maamulka Puntland ayaa dhowaan si aad ah uga soo horjeestay cunoqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya, waxaana la saadaalinayay in socdaalka Ra’iisul Wasaare Saacid inuu qeyb ka yahay. Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa todobaadkii hore booqasho qaadatay saddex cisho ku tagay Gobolada Dhexe, iyadoo uu booqday Dhuusa Mareeb, Cadaado iyo Caabudwaaq, halkaasoo uu wada hadalo kula soo yeeshay maamulada ka jira halkaas. http://www.jowhar.com/?p=2010 Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 9, 2013 saaxiibkeena Xiin aawey? sowtaan iri some days ago that the PMs next visit is puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 9, 2013 Xiin will come soon:-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 9, 2013 Somalia: Prime Minister Shirdon visits Puntland 9 Mar 9, 2013 - 5:53:22 AM GAROWE, Somalia Mar 9 2013 (Garowe Online) – Somali Federal Government (SFG) Prime Minister Abdi Farah Shirdon arrived in Garowe the capital of Puntland, to meet with President Abdirahman Mohamed Farole, Garowe Online reports. In his first trip to Puntland as Prime Minister, Shirdon arrived at the Garowe International Airport where he was welcomed by Vice President Abdisamad Ali Shire members of parliament and other government officials. After saluting the government officials and crowds of citizens at the airport, Prime Minister Shirdon was taken to the Presidential Palace where he met with President Farole and Cabinet officials. Prime Minister Shirdon is expected to stay in Puntland for the coming days. Among many issues he and President Farole will discuss federalism, security, the constitution and other issues. The President and Prime Minister are expected to give a press statement later on in the day. Stay with GO for more on Prime Minister Shirdon’s visit to Puntland. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 9, 2013 Apophis ninkaaa aad baad u necebtahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 9, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 9, 2013 He didn't meet anyone according to an angry Soler, named Saalax Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 10, 2013 Faroole must do to Saacid what he did to Omar Abdirashid. He must whisper in his ear. My message to Faroole. Mudane Madaxweyne, the future of the nation rests on your shoulders. You must now complete a task greater than any previous one, saving a people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 10, 2013 Somalia;925709 wrote: Faroole must do to Saacid what he did to Omar Abdirashid. He must whisper in his ear. My message to Faroole. Mudane Madaxweyne, the future of the nation rests on your shoulders. You must now complete a task greater than any previous one, saving a people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 10, 2013 one of the puntlanders in garoowe welcoming the pm Quote Share this post Link to post Share on other sites