Che -Guevara Posted March 1, 2013 Jen. Gaafow “Tuugo nala joogta ayaa na gashay ee ma ahan tuug banaan nooga yimid, Air Porka waa Ammaan” Taliyaha Hogaanka Socdaalka dowladda Soomaaliya Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay fal xatooyo ah oo dhamaadkii todobaadkii hore loo geystay Xafiiskiisa oo ku yaal Garoonka Diyaaradaha, isagoo faah faahin ka bixiyay. Jen. Gaafow oo wariyeyaasha kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in lacag dhan 110-kun doolarka Mareykanka oo ka mid aheyd lacago lagu dayactirayay Xarinta Immigartion laga xaday Xafiiska, iyadoo la jabsaday Qasnadii lacagta ku jirtay. “Meesha Immigration ee qorshuhu ahaa in la dhiso waxay aheyd meel baaba’day, hal daaqad uma harin, waxaa u bandhignay wasiirka Arrimaha gudaha oo aan dhahnay waa dhiseynaa howl iska wax u qabsa ku qabaneyna waa naga ogolaaday, markaas ayaa u yeernay dad asxaab ah iyo Hey’ado dalka nala joogo inay dhisaan, shirkad la dhaho Alkowneyn ayaa la heshiinay inay noo dhisto waxaa kula heshiinay lacag dhan 133,862 oo doolar inay dhismaha ku qabtaan”ayuu yiri Jen. Gaafow. Jen. Gaafow ayaa sheegay in lacagta laga qaatay xafiiska ay gaareysay 110, kun doolar, isla markaana 20-kun uu qaatay Engineerka, waxaana uu xusay in aanay marna fileyn in dhankooda ay Tuugo ay soo dhex gasho, lacag intaas la eg xafiiska laga xado. “Anaga saacad walba u baahan karnay Air Porka waa ammaan intaas oo ciidan ayaa joogay Amisom ayaa joogta, marnaba ma gileyn in Tuugo ku soo baxeyso, Tuugo nala joogte ahaayeen banaanka noogama imaan”ayuu yiri Jen. Gaafow oo intaa ku daray in la qaatay Recivier-kii Camerada Air Porka lagala socday. Mar la weydiiyay waxa laga yeelayo afar ruux oo loo xiran arrinta xatooyada oo mid ka mid ay tahay haweeney ayuu sheegay inay ka war sugayaan baaritaanka socda. Si kastaba ha ahaatee todobaadkii hore ayay aheyd markii ay soo shaac baxday in lacag laga xaday Xafiiska Jen. Gaafow, iyadoo arrintan ay aheyd mid aad loo hadal hayay. http://www.jowhar.com/?p=1369 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 1, 2013 gaafoow stole the money. miyaa laysku ciyaarayaa miyuu saaxiibkeey abwaan oran jirey. Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 1, 2013 Gaafow waa tuug Moory*aan ah inkaari ku dhac Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 1, 2013 Mooge;922825 wrote: gaafoow stole the money. miyaa laysku ciyaarayaa miyuu saaxiibkeey abwaan oran jirey. Lol lol...Mooge, I guess I have to agree with you on this one. Dadka noocaan ah ma ahan wax la qarin karo. Ninka lacagtii isaga hallaga soo qaado, ugu yaraan meeshay aadey wuu garan karaa. Receiver baa la qaatay ku lehe. Dowladdu hadii aysan beddelin waxa agaasime jooga iyo raggii intii Gaafoow qaraabanyey joogey dowlad ma sii ahaanayso. Been cad la iskuma sii sheegi karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 1, 2013 Somalia waxay u baahan tahay xarun cusub oo laanta socdaalka ah. Something like this? or maybe bigger? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 1, 2013 lool something like this, that is the worst design I have ever seen, what ever happened to creativity, that building yaa Caano-Geel really looks like a prison similar to the one in Al Catraz. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 1, 2013 lol no symmetry, horrible colours, the windows are different sizes Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 1, 2013 nuune;922869 wrote: lool something like this, that is the worst design I have ever seen, what ever happened to creativity, that building yaa Caano-Geel really looks like a prison similar to the one in Al Catraz. LOL waar niyaw I can't talk about the design but the building is big enough to handle for immigaration stuffs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 1, 2013 Caano Geel, at least we agree that we need creativity on future designs, at least, those horrible urban planners back home use gaaweeto to make measurements. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 1, 2013 Haatu;922871 wrote: lol no symmetry, horrible colours, the windows are different sizes Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted March 1, 2013 i was watching this last night on somali tv. the general seems genuine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 1, 2013 Caanoolow, I'm sure you agree with my observation The fat man did look suspicious. I bet he has it stashed somewhere safe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted March 1, 2013 nuune;922869 wrote: lool something like this, that is the worst design I have ever seen, what ever happened to creativity, that building yaa Caano-Geel really looks like a prison similar to the one in Al Catraz. aesthetics isn't your strong skill. isku xishood inaadeero Nuunoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 1, 2013 ii warran my friend Alpha, maalmahan isku xishood unbaad la soo boodaayee, horta arrimaheeni xagee inoo marayeen iska iloow my crtic of that design and also forget it if you are assuming I am anti-Somaliland just because design ayaan ka hadley. 2013 wey dhamaaneysaa, and there is no sign of your Somali getting improved, you see, even myself ingiriis baan qorayaa and I blame you for that, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted March 1, 2013 Nuune, sxb, ii waraan the aesthetics of this ......wa madaxtooyadda SL....maanta xadhiga laga jaray.... Quote Share this post Link to post Share on other sites