Salahudin Posted February 28, 2013 Afhayeenka Shirka Wada tashiga Garbahaarey oo faahfaahin ka bixiyey Go’aanadii ka soo baxay Shirkaasi (Dhageyso) Print here| By: allgedo.com: Thursday, February 28, 2013 // 7 Jawaabood Shir wadatashi ah oo Maalmahan Magaalada Garbahaarey uga soconayey Ergooyin ka badan ilaa 45 ruux oo ka kala Socdey Mas’uuliyiinta Dowlada Gobolka Gedo iyo Xubno ka socdey Ururada Bulshada Rayidka oo gaarayey ilaa 17 xubnood ayaa gebagebadii shirka waxaa ka soo baxay Go’aano ay wada gaareen Xubnahii ka qeyb galey Shirkaasi. Nuur Siyaax Ilix oo ah Afhayeenka Shirka Wadtashiga ah ee Garbahaarey oo shir Jaraa’id ku Qabtey Garbahaarey ayaa sheegay in ay go’aan ku gaareen in aanan laga Qeybgelin Xilagan shika Maanta ka furmay Kismaayo, isagoo sheegayna shirkaasi in uusan Quseyn Gobolka Gedo. Nuur ayaa waxaa uu intaasi ku darey in marka hore la xoreeyo Gobolka Gedo degmooyinka ka maqan iyo weliba deegaanada kale ee Gobolada Jubada hoose iyo Dhexe oo ka maqan gacanta Dowlada, si arimahaasi loo fuliyo waxuu Gudiga ku heshiiyey in Xiligan ayan haboonayn ku mashquulida Maamul u sameynta Jubbooyinka. Halkaan ka dhageyso shir jaraa’id ee uu qabtay afhayeenka shirka wadatashiga Garbahaarey Maxamed Sheekh, Garbahaarey/Gedo. Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 ^^War ha ku daalin Ahmed Diriye should hold a press conference ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 28, 2013 xiin dad baad caqli xumo ku caysaa laakiin nin aan is arag adigaan kaa arkay. Inaad dad isku dirtid oo u kala mashxaraddid baad maanta naf ka dhigtay. Waryaa dadku waa dagaalaa ee haddii 90skii Kismaayo la isku dardaray dadku waa walaalo. Niman aad wax wadaagtaan inaad ka soo qaadid irrelevant bal meesha ay ku geyso aan aragno. Nimankaan Gedo sidaan u arko cidna marti u noqon maayaan. Haddii ay Jubba ka qayb gelayaan iyo haddii aysan rabinba waa mid iyaga ay go'aankeeda leeyihiin. Neither you nor Axmed Diiriye does. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 28, 2013 Reer gedo way hadleen marka shirku ma wuxuu u furmay reer qooqaani iyo reer garoowe? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 ^^Oodweyne, Caruurtu yeysan ku wareerin, Gedo madashay joogaan by great numbers. Perhaps magacyada saxaafadda ku qoran ii shirka ka khudbaynayaa baadan garanayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 Abwaan, Anigu ma mashxarado, mana buraanburo ninyahow Ma laha waxaad igu qaldaysa eedadaa Dahabo Canburo of 1950s LOL Waxay tiri: Walaalow Diiriyow , Armaa Da--arood jabaa Armaan dunida u harnaa Armaan daaraha dhaxlaa Armaa nala daawadaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 28, 2013 Garbahaaray conference ends with support for Jubbaland. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/69972-Garbahaaray-conference-ends-with-support-for-Jubbaland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 28, 2013 Some of the Gedo delegates are already in Kiska and the rest are en route to the town. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 I Just listened Ahmed Madoobe's interview, he said some Gedo delegates are en route to the town. He reiterated the need for the federal government to come to the conference and lead it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 28, 2013 Why are only few usual suspects who don't even have much say about this Jubba meeting only the ones talking about it? Abwaan wants to understand that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 28, 2013 xiinfaniin;922716 wrote: Abwaan, Anigu ma mashxarado, mana buraanburo ninyahow Ma laha waxaad igu qaldaysa eedadaa Dahabo Canburo of 1950s LOL Waxay tiri: Walaalow Diiriyow , Armaa Da--arood jabaa Armaan dunida u harnaa Armaan daaraha dhaxlaa Armaa nala daawadaa xiin maantana Abwaan baa eeddo uusan weligiis maqlin bartay. I know understand more meesha ay bahashu kaa marayso iyo inaad ka hartay kuwii dagaalladii 50-maadkii warmaha qaadi jirey, 1990-skiina shirarka ka duceyn jirey, waaba yaab oo goormaad haraysaa amase gaareysa halgankaaga yoolkiisa haddaad maantana cyber ka caytamayso. War ninyahow haweenka ka leexo oo at least magacyadooda ha sheegin kolleey ceebi kuma kartee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 ^^It is something you cannot understand. Maqaadiir weeye awoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 1, 2013 gooni;922696 wrote: Reer gedo way hadleen marka shirku ma wuxuu u furmay reer qooqaani iyo reer garoowe? bal weydii:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 1, 2013 abwaan weydiin maayo tolku waa xamaadaysanyahay,dedeg badan baana ku jira waxayna u egtahay in faroole doonayo inuu jaranjarada dhaafiyo bal meeshay tagtiyo gobo'da aan dhawrno khaliif baa yiri allaha u naxariistee Quote Share this post Link to post Share on other sites