xiinfaniin Posted February 28, 2013 Magaalada Kismaayo waxaa ka furmay shirkii maamul sameynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo Sida uu warbaahinta u xaqiijiyey afhayeenka maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar Shirweynihii maamul sameynta gobolada Jubbooyinka ayaa si rasmi ah uga furmaya magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose barqanimadii maanta. Shirkan maanta la sheegay inuu ka furmayo magaalada Kismaayo oo dhowr jeer oo hore dib u dhacay ayaa ku soo aadaya xili xaafada Calanley iyo xaafado kale oo ku yaala magaalada Kismaayo ay isku hor fadhiyaan ciidamo beeleedyo maalmo ka hor halkaas ku dagaalamay. Afhayeenka maamulka Kismaayo ayaa intaa ku daray in shirka oo ka furmay hoolka Jaamacada magaalada Kismaayo ay ka qeyb galayaan ergooyin gaaraya ku dhowaad 500 oo ka socda beelaha dega gobolada Jubooyinka iyo Gedo iyo siyaasiyiin fara badan oo uu ka mid ahaa Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) gudoomiyaha Jabhada Raaskambooni. Ma jiraan illaa hadda madax ka tirsan dowlada Somalia oo ka qeyb galeysa shirka ka furmaya Kismaayo, iyadoo dhowaana ay aheyd markii raisul wasaaraha Somalia uu ku baaqay in dhinacyada ay quseyso arinta Kismaayo ay shir wada tashi ah isugu yimaadaan magaalada Muqdisho. Lama oga in dowladu ay aqoonsan doonto natiijada ka soo baxda shirkan oo laga cabsi qabo inuu uga sii daro muranka ka taagan qaabka maamul loogu sameynayo Jubooyinka. Dhinaca kale, Siyaasiyiinta, waxgaradka iyo qeybaha bulshada gobolka Gedo oo kulan uu uga socday maalmahan magaalada Garbahaarey ayaa sheegay iney qaadaceen ka qeyb galka shirka Kismayo oo ay sheegeen in qaabka loo abaabulayo uusan aheyn mid sax ah, iyagoo xusay in qeybo ka mid ah Jubooyinka iyo Gedo ay weli maamulaan Al-Shabaab. Afhayeenka maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar ayaa sheegay in shirkan ay maalmaha oo socda ku soo biiri doonaan wufuud ka kala imaneysa magaalooyinka Garowe iyo Nairobi uuna socon doono shirkan illaa inta maamul looga sameynayo gobolada jubooyinka iyo Gedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 The say the conference commenced while two armies belonging to different clans are facing each other in the historic section of Calanley . They also say that Gedo community has boycotted the conference Waa kaa caqliga Abwaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 28, 2013 War nimanku been badanaa :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted February 28, 2013 lol@the title. Xiin you are on fire these days . Bal u kaadi shirku ha dhamaadee waa intaasay is qaban waydaa salaaduye:D Horta waxaan ku waydiiyay shirku intuu soconaya? qaab noocee ah ayaa wax loo qaybsanayaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 ^^Waraa Macallilnka , ninyahow ma waxaad aragtay rag wax bartay u ku ducaysanaya in gobollo dhami fashilmaan, oo haddii lays qabto aan habo yaraatee wax tanaazul aqoon ? War shirku dhowr asbuuc buu soconayaa baa la leeyahay, laakiin runtii waxaa muhiim ah in 3 dexdaa gobol la dejiyo oo dadka degan is fahmaan oo barwaaqada ilaah siiyey ka faaideystaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 Toloow reer waqooyigu masida Macno Yare bay ka xunyihiin ayaguna ? D: Yaa warkooda haya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted February 28, 2013 ^Reer waqooyi are on board coz they are against Xassan Skhiikh so they welcome anything that makes him uncomfortable Have u not seen the way OOdwayne change the defeated-lot word to looters lool he is angry ! By the way I have met lots of Qowdhans in Mogadishu way soo yaaceen :cool: Mar dhawna Siilaanyo iyo reer burco ayaa imanaya . Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 28, 2013 That's hopeless. If I were them, I'd throw some seeds of doubt your way. It would be something like: The Kismaayo conference has started in Somalia today. This event has been postponed several times and there have also been some opposition from the Somali government. However, sources close to the Somali president inform us that the government and president have all along been in full support of this conference and that they merely pretended to oppose it in order to unite the participants in their desire to erect a new administration for Kismaayo and its surrounding areas. The source assures us that President Hassan is delighted with this progress and that he will repeat this trick again regardless of any short-term harm to his image or reputation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 ^^Classic Only if Abwaan had that Machiavellian culture in him Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 Macallinka;922635 wrote: ^Reer waqooyi are on board coz they are against Xassan Skhiikh so they welcome anything that makes him uncomfortable Have u not seen the way OOdwayne change the defeated-lot word to looters lool he is angry ! By the way I have met lots of Qowdhans in Mogadishu way soo yaaceen :cool: Mar dhawna Siilaanyo iyo reer burco ayaa imanaya . War ninyahow xaasidsanidaa maad noo warrantid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 28, 2013 I wouldn't be shocked if this is the position of government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 28, 2013 Oodweyne;922651 wrote: And by the way the "defeated lot" and "looters incorporated" are both a legitimate short hand descriptions of certain sections of the Somali population. Quote Share this post Link to post Share on other sites