Abwaan Posted February 25, 2013 http://calanka.com/?nid=10830 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 25, 2013 Ilaah ha u naxariisto Sh. Abdulqaadir iyo intii gacanta Shabaab sida xaqdarrada ah ugu dhimatay iyagana ummadda haka qabto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-wehliye Posted February 25, 2013 Ilaahayoow sheekheena weyn Sheekh Gacamey u naxariiso, waana xaqiiqo in "sheekha loo diley si loodumiyo iftiinka dacwada iyo xaqa" sida boorka lagu qorey. waxaa qof walibo oo soomaali ah waajib ku ah ineey diintooda ka difaacaan kuwaan Khawaarijta ah. sida LOOXAD kale ay sheegeyso al-Shabaab waa Kansar in la iska jaro mudan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted February 25, 2013 Abu-wehliye, anigu shakhsi Muslim ah baan ahay oo Diinta Islaamku ay aad ugu wayntahay. Laakiin nimankiinan wadaaddada ah waxyaalaha qaar runtii waan idin kula yaabaa. Mathalan, wada Abu Abu baad la baxdeen. Miyaydaan ogayn in Kunyadu ay tahay dhaqan carbeed oo aan sal iyo raad toona ku lahayn diinteena suuban, oo xitaa carabka christianka ahi iyo ka cilmaaniga ahi labaduba ay kunyada isicmaalaan? Arinka kunyadu kaliya waa tusaale muujinaysa sida aad si guud u qaadateen dhaqanka carabta idinka oo diin ka dhigaaya, dhaqankii soomaalidana ka tagteen yasid aad yasaysaan awgeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted February 26, 2013 This was good demo against Alshabaab and its criminal enterprise. Fight Alshabaab wherever you see. Dadka waa sax in lakiciyaa oo Alshabaab lanacsiinaaya colaad xunna oogu abuuraa inay ladagaalaan. Wacyigalin fiican iyo Mudaahaardayada noocaan oo kale wa ina laga sameeyaa magaalada kasto oo Somalia ah. Qabiiladaba waa la isku kicin jiray ee shacabka hada waa ina lagu kiciyaa inay Alshabaab ladagalaan qofki ah ee arkaan dilaan soo sheeegaan oo waliba qalaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 26, 2013 Some comments are disturbing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 26, 2013 Alshabaab ma mudaharaad baa wax ka qaadi lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 26, 2013 Lol...The Zack must be speaking from an experience. Quote Share this post Link to post Share on other sites