Abwaan Posted February 25, 2013 25. februar 2013 Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom oo is garab sanaya ayaa maanta la wareegay degaano hor leh oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose. Abuukar C/laahi Isxaaq “Al-Cadaala oo ah Gudoomiyaha degmada leego oo la hadlay warbaahintab ayaa sheegay in ciidamada dowlada si nabad galyo ah ay kula wareegeen deegaanka jameeco oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose. Gudoomiyaha ayaa ka gaabsaday in ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ay ku sii jeedaan dhanica degmada buur hakaba ee gobolka bay isagoona tilmaamay arintaasi in ay ka war bixin doonaan saraakiisha ciidamada ee aaga dagaalka ku sugan. Xiriiro aynu la sameynay saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ee gobolka shabeelada hoose ayeysan inoo suura gelin. Al-shabaab kama aysan hadlin guulaha ay dowlada sheeganayso. Nagala soo xiriir >> webmaster@allpuntland.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 25, 2013 Mooge, Didn't you accuse president Hassan of assisting Al-Shabab? Then why are his forces capturing more areas previously controlled by Al-Shabab? And as you can see the source is allpuntland....oops I forgot the one you co-edit was Puntlandi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted February 25, 2013 Nin la baxay magaca "mooge" warkiisa dheg loo ma taago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 25, 2013 Raamsade;921596 wrote: Nin la baxay magaca "mooge" warkiisa dheg loo ma taago. Wasn't it "Dheg jalaq looma siiyo"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted February 25, 2013 Haatu, not in my neck of the woods. And that makes no sense whatsoever. Why would your ear make drip (jalaq) sound? No boy, just say the way I do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-wehliye Posted February 25, 2013 Waxaa xaqiiqo ah in al-Shabaab iyo kuwa la hal maala uu ilaahey raali ka aheyn maxaa yeeley maalin waliba dhul ayaa lagala wareegayaa...! Waxaan ummadda Soomaaliyeed ee diinkooda jecel kula talinayaa ineey iska qabtaan kooxdan Khawaarijta ah ee ka soo hor jeeda kitaabka Alle iyo Sunnada Nabi Muxammad (SCW). Waxaa muuqata in maalmaha u harey al-Shabaab iyo asxaabteeda la tirin karo! Ilaahoow Soomaalida ku guuleysii ineey ineey al-Sababab wadanka ka saaraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 25, 2013 Raamsade;921613 wrote: Haatu, not in my neck of the woods. And that makes no sense whatsoever. Why would your ear make drip (jalaq) sound? No boy, just say the way I do. And does a person stretch his ear? Naga daa sxb waxba iskuma haysidee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted February 25, 2013 Haatu, stretch? Dheg u taag means to do what animals (prey) do when they sense predators around. Ever watched National Geographic/Discovery Chanel? You don't know what you missing! Currently, I'm engrossed in David Attenboro's Africa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 25, 2013 Government troops are expected to enter Buurhakaba the coming hours, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 25, 2013 Raamsade;921596 wrote: Nin la baxay magaca "mooge" warkiisa dheg loo ma taago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted February 26, 2013 This is good news and the priority for President Hassan should be to fight Alshabaab but not dwell on disrupting Jubbaland. Quote Share this post Link to post Share on other sites