raula Posted February 27, 2013 Settling political scores & equilibriums aside laakin dumarka iyo masaakinta kufsiga iyo folxumada lagu haayo ka ilaaliya faragelinteena walaaloyaal..(w/respect to Mooge-nothing personal but just that part startled me). Sida kale iska wata sheekadiina Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 27, 2013 nuune, see camal hee?. Maanta ii koow adoo qof masabidanaya Macallinka said in the above post: .... aan meelna jirin ragaan anakaa kaa naqaano sxb ee tartiib dagaal wax fiican maha . Si ragnimo ku jirto aan wax u qaybsano oo ay san ahayn dagaal ayaa ka dhalanaya meesha. Hadalkaas wax kale uu yahayba dagaal doon maaha!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted February 27, 2013 BREAKING NEWS - Qoslaye tries to assasinated a Somali MP over kismayo comment Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted February 28, 2013 nuune;922215 wrote: ^^ Oodka , our Gabbal and Macalinka had different view, Gabbal supports Jubbaland whereas Macalinka position can be read in that long post, he is clearly advocating for a clan warfare, and that is the sad part of his post, at least that is what I read from his post: 'nin raga hadaad tahey iska key celi ha barooranin' is what his post reads!! Nuune where am I advocating dagaal? Bal dib u akhri I stand corrected if you point out where am advocating dagal? Mise you falling for the corrocodile tears too ? As for Mooge you can't be ingaged as long as you drag wives and moms into the conversation period. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 28, 2013 ^^just don't drag an entire clan into your filthy conversation next time. that is all ninyoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted February 28, 2013 Mooge;922595 wrote: ^^just don't drag an entire clan into your filthy conversation next time. that is all ninyoow. We all talk my clan this my clan that sxb wax kale meesha maba lagu hayo but lets respect hooyooyinka iyo ragaq xaaskooda. . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 28, 2013 there was no disrespect of any woman ninyoow. stop fabricating bs. i know you don't want to hear her name, but Asha Haji is a tough somali MP and a public official ninyoow. belittling her to "raga xaaskooda" is getting ahead of yourself ninyoow. she is the whole reason Saacid Hurdaye is in mogadishu and everyone who follows politcs knows that fact ninyoow. adigu hada ha caayin gabadha intad isledahay belittle her. loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 28, 2013 Macallinka;922570 wrote: Nuune where am I advocating dagaal? Bal dib u akhri I stand corrected if you point out where am advocating dagal? Mise you falling for the corrocodile tears too ? As for Mooge you can't be ingaged as long as you drag wives and moms into the conversation period. Macallinka, Sheekadaan xaasaska lagu soo daro doodaha ma iyadaa cusub. Miyaadan Xasuusan 2001 iyo xaaska C/Qaasim markii khudbo dhan ay qayb ka noqotay? Marka halla yaabin Mooge. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 28, 2013 ^Waa run oo in dumarka la qabo doodaha lagu soo daro waa khalad. Sida middan hoos ku xusan. Malaha qofbaa xasuusan doona Back to the topic....check on 59.15 C/Weli said golahayga hadda jooga ee wasiirrada hore isuma aannaan aqoon and he even said wallaahi.....and that is not true, waayo atleast 3 ministers (Maaliyedda, Arrimaha Gudaha iyo Caafimaadka) waxay ku koreen amase ka soo jeedaan gobolka Galguduud, magaalo-madaxdiisa Dh/Mareeb ayayna ku koreen oo iskuul ku soo dhigteen, xogta aan hayana qaar bay C/Weli isku iskuul iyo dugsi ahaayeen. Wasiirrada A. gudaha iyo Caafimaadka waxaa kala dhalay labadii Shiikh ee magaalada ugu caansanaa.....Macallin Maxamuud iyo shiikh Yuusuf. Wasiirka Gaashaandhiga waxaan maqlay inay xaaskiisa qaraabo yihiin. ..Who knows inta kale ee wasiirrada ah ee uu indirect u yaqaanneyna?. Anigu ma qabo in warka qof hoggaamiye ah sheego inta sidii kaniinigii loo laqo haddana biyo laga daba geeyo...waxaa ila habboon in si cilmi iyo caqli ku jiro oo eex iyo maalayacni ka dheer loo lafa-guro......Checkmate PM Gaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted February 28, 2013 ^ LOL Gheele, ma ogid miyaa ninkaan afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 28, 2013 Alla Ma Abwaan baa kala hadlay ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 28, 2013 Waa billaabatay cammiraaddii. Quote Share this post Link to post Share on other sites