suleeymaan Posted February 22, 2013 Qorshaha Axmed Madoobe oo fashilmay? - Shirka Kismaayo oo marlabaad dib u dhacay Kismaayo (KON) - Guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ayaa galabta ku dhawaaqay in uu dib u dhacay shirkii maamul u sameynta gobolladaas ee la filayay in uu maalinta berri ah ka furmo magaalada Kismaayo. Sida Macallin Maxamed Ibraahim uu Warbaahinta u sheegay Shirka ayaa dib u dhacay kadib markii casuumaddii ka soo qeybgalka aysan ka soo jawaabin madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo qorshuhu ahaa in ay shirka furaan. Sidoo kale Maamulka Gobolka Gedo ayaa dhawaan shaaciyay inay ka qeybgali doonin Shirka Kismaayo. Guddoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in Shirkaasi aaney wax dan ah ugu Jirin Bulshada ku dhaqan Gobollada Jubbooyinka kaasi oo ay wataan Shaqsiyaad ay dowladda Kenya gadaal ka riixeyso isagoo uga digay in ay Joojiyaan Shirarka ay ka wadaan Magaalada Kismaayo ee Xaruna Gobolka Jubada Hooose. Madaxda Dowlada ayaa ku qanacsanayn Nimanka Xukunka doonaya. Sidee Keydmedia Online horay usoo qortay, Dowladda Soomaaliya ayaa iyadu horay u shaacisay in ay taageersantahay Maamul u sameynta Gobollada Jubbooyinka inkastoo ay ka soo horjeesteen Maleeshiyada Ururka Raaskaambooni ee Ku sugan Magaalada Kismaayo. Qorshaha uu wado Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa loo arkaa Qorshe Lid ku ah Midnimada Soomaaliya iyo Xasiloonida Degaanka. Mar kasta oo Kismaayo la soo qaado, dadka wixii wax garanaya waxay ereygooda u jiheeyaan dhinaca nabadda iyo wada-hadalka. Ficilkii ugu xumaa ee Kismaayo laga yiraahdo wuxuu ahaa kii ay ku fashilmeen Maleeshiyaadka meesha iska soo galay, oo markaas is lahaysiiyey. Xildhibaan Codsaday in aan Magaciisa lasoo daabicin oo Wariyasha Keydmedia Online ee Kismaayo la hadlay ayaa yiri: "Fishilka ugu weyni ee Kismaayo wuxuu salka ku hayey markii koox Maleeshiyo ah oo jifo kooban ah ay damac shisheeye iyagoo dugaashanaya ay si aan miyir lahayn u halacsadeen hunguri aan meeshaba oolin. Waxaa la is tusay oo si riyo ah la isaga dhaadhiciyey in Kismaayo meel kale laga maamulo oo aan Somali ahayn, sidaas ayaa loogu dhacay fadeexad ku aaddanayd in Masuuliyadda iyo jiritaankii Somalinimo wax kale laga door bido, oo nidaamka iyo qaranimada Somaliya la iska indha tiro (waa tii talada Madaxweynaha iyo tan dowladdaba la diiday)." "Dadka Aragtida fog waa garanayeen in falkaas foosha xun ee ka soo yeeray Maleeshiyaadka uu wato Axmed Madoobe aysan yaba yaraatee wax wanaagsan dib uga soo yeeri doonin." "Hase ahaatee, dowladda waxaa lagu maslaa hooyoo, hooyana ilmaheeda wanaagsan iyo kuweeda xunba waa ay wadataa. Arrinta la yaabka leh ee hadda soo ifbaxaysaa waa Faroole oo mar kale Kismaayo ku soo baraarugay. Allow Armeey fiicantahay in xalaal wax lagu raadiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 22, 2013 Kn: Waxaa dib loo dhigey shirkii maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Gedo muddo 5 maalmood ah sida ay noo xaqiijiyeen madax sarsare oo ka tirsan gudiga farsamada iyo maamulka Kismaayo. Sababaha waxaa lagu sheegey ergadii gobolka Gedo oo uu dib u dhac ku yimid xiligii ay Kismaayo iman lahaayeen. KismaayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 22, 2013 LOL pray for failure ...Kismayo will have an admin. Armay roontahay in la daayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 22, 2013 Xiin you are right, Kismaayo will have an admin but what type? May be not the one that you were expecting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 22, 2013 ^^I am not sure it will be the one former Indhacadde gunners in Mogadishu are expecting If you have Hassan's ear, tell him loud and clear, that Kismayo caused Abdiqasim's presidency. History is only good to be a guide ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 22, 2013 why is my good friend abwaan against kismaayo's locals forming an admin? warya abwaan, damjadiid yay jar kaa turin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 23, 2013 Xiin- Your tone is not one that advances national reconciliation. Even if you are in favor of current events, some humility is not without rationale. The issue of federalism in the south, I am sure you understand, is touchy for practical reasons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 23, 2013 Mooge;920804 wrote: why is my good friend abwaan against kismaayo's locals forming an admin? warya abwaan, damjadiid yay jar kaa turin. Mooge haddii aad adigu Kismaayo maamul u shiseysid, Maxaa u diidaya in Gen. Inshacadde governor loo soo magacaabo? Aan kula taliyo ee adigu siyaasadda waa ku dhex waalatay. You cannot accept defeat? Give up man. Orod Maleesiya jaamacad u aad and come back after 4 years insha Allaah and better luck next time. Fabricating stories will not take you anywhere. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 23, 2013 xiinfaniin;920732 wrote: ^^I am not sure it will be the one former Indhacadde gunners in Mogadishu are expecting If you have Hassan's ear, tell him loud and clear, that Kismayo caused Abdiqasim's presidency. History is only good to be a guide ... Xiin, Xasan Shiikh is not Cabdulqaasim and Muqdisho 2012 is not Carta 2000 either. I would understand if Axmed Madoobe says Kismaayo ayaan maamulkeeda ka mid noqonayaa, laakiin adiga iyo Mooge meeshee idiinka bannaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 23, 2013 ^xaad hadalkiisa baad ku raacsan tahay baan u maleyn, xiin iyo mooge xeebahaas ayey ka yimaadeen oo meesha dagaan uma aha. Could it be possible one of them have Kismaayo as his birthplace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted February 23, 2013 What I don't understand is, why ee Muqdisho eey uhirgali ladahay oo uharsan waysay about the issue of Kismayo. Weeba kuwaasheen meeshaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 23, 2013 Waranle_Warrior;920948 wrote: What I don't understand is, why ee Muqdisho eey uhirgali ladahay oo uharsan waysay about the issue of Kismayo. Weeba kuwaasheen meeshaas. because if kimsayo gets peace, Mogadishu lose relevance. loool. that is what the problem is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 23, 2013 Jacpher;920874 wrote: ^xaad hadalkiisa baad ku raacsan tahay baan u maleyn, xiin iyo mooge xeebahaas ayey ka yimaadeen oo meesha dagaan uma aha. Could it be possible one of them have Kismaayo as his birthplace. adiga ma quusatid miyaa? Inaanan xitaa jeclayn inaan maalayacnigaaga ka jawaabo ma arki weysey? Kuwaan aan la hadlaayo ayaaba kaa fiican saa qabyaaladdooda waa caddaysteen which is ragannimo, adigu waxaan doc ka yeernimo ahayn ma taqaanid marna wadaad la iska dhigo iyo in la calaacalo, boorkana la isku qariyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 23, 2013 abwaan, you are losing your temper ninyoow. calm down and don't let qoslaye's faltering project get to you. his failures are his own doing and i know you are not happy with what is happening so calm down ninyoow. this is just politics. xanaqa yaree ninyoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 23, 2013 You are the one whose candidate failed to win the last election and causing the problems. You have no regard for the dying Somalis but care more about your clan politics. Be a man and accept defeat. Stop crying On Hassan Sheikh this and that. The president surprised many and won the top seat, he did not choose a Puntlander as a PM and that was his choice for who he wants to choose, end of story. Quote Share this post Link to post Share on other sites