oba hiloowlow Posted February 17, 2013 Waxaa Manta lagu dilay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hose allaha u naxariiste Mid kamid ah Ganacsatada Magaalada kismaayo oo lagu sheegay Magaciisa Axmed Cali Aw-jimcaale. Ehalada Marxuumka oo Caawa la hadlay Warbaahinta ku eedeeyay dilka Marxuumka Malayshiyaadka Axmed Madoobe inay ka danbeeyeen, waxaana ay ku goodiyeen inay u aar gudi doonaan dilka Axmed Cali Aw-jimcaale. Maxamed Maxamuud Raage oo kamid ah ehelka Marxuumka la dilay aya sheegay intii Magaalada Kismaayo ay gacanta ku dhigen Kooxda Raaskambooni in lagu dilay ilaa 7 ruux oo kasoo jeeda Beesha ******, waxaana uu sheegay Mr Raage inay arintaasi tahay gumaad sida uu hadalka u dhigay. Hoos ka dhagayso Hadalka ay Saxaafada ugu direen Ehelka Marxuumkii dhintay Malayshiyaadka Raaskambooni. http://saadaalnews.com/2013/02/17/dhagayso-beesha-******-oo-ku-goodisay-inay-u-aar-gudi-doonaan-ninkii-maanta-lagu-dilay-kismaayo/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 17, 2013 why is raaskamboni targetting unuka 7 business men has been killed since Al shabaab vacated the city. tolka said they are gonna revenge Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 oba, i am in kismayo tonight ninyoow and the killers are believed to have had business difference with the guy. lacag ba laysku khilafay. nothing serious. we have one enemy and that is alshabaab. let us focus on that ninyoow. clan based hate is useless ninyoow. people are moving past that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 17, 2013 sxb Im not taking any stance, but how about the other 6 unuka? brother this can cause big problems kawaran hadii maanta dad masaakiin xamar lagu dilo just because they are from beesha raaskamboni calaashan aargudasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted February 18, 2013 are thre any UNUKA in Kismanyo marka hore Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 18, 2013 ^^ trying to be funny or something? 7 business men have been killed these latest months. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted February 18, 2013 The situation can easily turn into a violent clash if the killers are not brought to justice. Alle xaaladda ha degiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted February 18, 2013 ^ Could the instability be an indication of the political limbo? Been such a long time, it is time to conclude the talks and form the provisional admin no? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 19, 2013 Oba you're so pathatic as usual.. AUN intii xaqdaro lagu dilay, but why don't you count how many were killed in mogadishu by Unuka and ask around why they were killed.. Stop being clan motivated in every step you take. Hope the justice to prevail every corner of Somalia instead of asking why my Unka are killed.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 19, 2013 Mooge;919289 wrote: oba, i am in kismayo tonight ninyoow and the killers are believed to have had business difference with the guy. lacag ba laysku khilafay. nothing serious. we have one enemy and that is alshabaab. let us focus on that ninyoow. clan based hate is useless ninyoow. people are moving past that. lol...I am in Kismaayo, doollaalo dheeraa....Waryaa Garoowe maka soo tillaabsatay? Maxaa USC wax looga sheegaayey waa yaabe? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 20, 2013 Isku doon baa la saaran yahay. AUN the innocent people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 20, 2013 Oba, magta waa la bixin, soo cadeeso eedda aad sheegtay. Midda kale soo caddee ninku inuu real UNUKA yahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 20, 2013 The Zack;919962 wrote: Oba, magta waa la bixin, soo cadeeso eedda aad sheegtay. Midda kale soo caddee ninku inuu real UNUKA yahay. listen to this we are talking about 7 men who got killed since raaskamboni took over kismayo in october Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 20, 2013 Do you know that RaasKamboni's own elders are killed every other day in Kismayo? Who is killing them too? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 20, 2013 Taleexi;919956 wrote: Isku doon baa la saaran yahay. AUN the innocent people. Maryooleey maba oga in isku doon la saaran yahay. Halkaan bay dadka kala qaybqaybinayaan. Oba, adiguna ma cajalad baad soo waddaa aad dhihi rabtid dad baa Kismaayo lagu gumaadayaa iyo waawareey? Quote Share this post Link to post Share on other sites