Mooge Posted February 17, 2013 the story that is unfolding today which I talked about yesterday is that Alshabaab-Somaliland is waging an armed jihad against the elites of puntland. they say if you want to make a society detroyed, kill all its intellectuals, leaders and elites and the rest will kill each other. alshabab is using somaliland as a base to accomplish that goal and this game is beyond kids or anything else. there is a bigger motive to destroy the people of puntland and eliminate them. today we hear the news that Faysal Cali Waraabe's son was captured in laascaanood on his way to Puntland to blow few people up. his father is saying that his kid was misled and indoctrinated by extremists. this is very bad news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 Hargaysa: (pp)- Wiil uu dhalay Faysal Cali Waraabe oo kamid ah Siyaasiyiinta Maamulka Soomaliland kuwooda uga hadalka badan laguna Magacaabo Xuseen Faysal Cali Waraabe ayaa lagu qabtay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool xili uu ku soo jeeday degaanada Puntland, Wiilkan ayaa waxaa wehelinaayey xaaskiisa oo ay iska soo raaceen Magaalada Hargaysa. Faysal oo sheegay inuu wiilkiisu ku biiri lahaa Al-shabaab. Faysal Cali waraabe oo ay saxaafadu la xiriirtay waxna ka waydiisey arinkan ayaa qiray inay arintani jirto wuxuuna sheegay in wiilkiisa ay duufsadeen wuxuu ugu yaarey kuwo ay yaqiintoodu hoosayso, wuxuuna qiray in looga shakisan yahay inuu doonaayey inuu ku biiro kooxaha argagixisada ah ee ka dagaalama koonfurta Soomaaliya, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in wiilkisa iyo xaaskiisiiba iminka dib loogu soo celiyey Magaalada Hargaysa wuxuuna sheegay in safarka wiilkiisa uu la socdey uuna wargeliyey ciidamada amaanka iyo wasiirka arimaha Gudaha Somaliland. Warar lagu kal soonaano karo ayaa sheegaaya inuu wiilkani doonaayey inuu ku biiro kooxda Al-shbaaba ee ka dagaalanta Buuraha Calmadow ee Puntland, Waxayna tani burinaysa hadal uu maalintii jimcaha ahayd faysal Cali Waraabe ka sheegay Idaacada BBC-da oo ahaa inaysan dadka Soomaliland qayb ka ahayn falalka argagixiso ee ka jira Dalka Soomaaliya waxaana muuqata in maanta wiilkiisii lagu qabtay isagoo doonaaya inuu ku biiro kooxo argagixiso ah ama geysto falal argagixiso. puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 17, 2013 Ugaas Mooge this is bad :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 http://baidoamedia.com/wiil-uu-dhalay-feysal-cali-waraabe-oo-laascaanood-lagu-qabtay-loogana-shakisanyahay-xagjirnimo/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 Oba, this is really really bad news. walaahi words can't destribe the anger the people feel right now. i am in kismayo today and the most important news is this which i was talking about yesterday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 http://taleex.net/2013/02/17/wiil-uu-dhalay-faysal-cali-waraabe-iyo-gabadh-wehelisay-oo-falal-qaraxyo-ah-maleegayey-oo-lagu-qabtay-laascaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 Wiil uu dhalay Faysal Cali Waraabe oo falal Argagixiso ka waday Laascaanood oo la qabtay. Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Siilanyo ee gacan saarka laleh kooxda ina Godane ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu qabtay wiil aan magaciisa la sheegin oo uu dhalay Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah horjoogayaasha beesha ***** ee siyaasiyiinta sheegta. Xidhiidh shabakada Horufadhi.com la sameysay Laascaanood waxaa na loo xaqiijiyey in wiilkaas iyo gabadh ka soojeeda deegaanka Wajeer ee waqooyi bari Kenya halkaas lagu qabtay, kuwaasoo doonayey inay Falal argixiso ka fuliyaan deeganada SSC, ayagoo laga soo abaabulay magaalada Hargaysa. Arintan ayaa xoojinaysa cadeymaha horey loo hayey ee kooxda ina Godane ay ku baabinayaan shacabka aan ka soojeedin beesha ***** iyo deeganadooda, ayagoo Kharbudaada ka soo abaabula Burco iyo Hargaysa danbiyadoodana ka fuliya dhulalka kale sida Laascaanood, Garoowe , Gaalkacyo iyo Bossaaso. Axmed Cabdi Godane ayaa haatan kooxdiisa daacada u ah ee u badan caruurta qalbiga laga xaday ku wajahaya dadkale siiba kuwa indhaha u ah shacabka Soomaaliyeed, oo ay ugu horeeyaan Culimo awdiinka iyo dadka kale ee wax galka ah. Falkii ugu danbeeyey ayaa ahaa kii shalay laga fuliyey Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax Allaah ha u raxmadee, kaasoo dilkiisa la sheegay inuu amray Ahmed Abdi Godane. Maleeshiyaadka SNM ee gacan saarka la leh ayaa markeey qabteen danbiilahan u gudbiyey Hargaysa, ka dib markii ay sheegeen in Wasiirka arimaha gudaha ninka ku magacaaban ee Duur ku amray in loo soo gudbiyo, maadaba aan la dooneyn in caalamku ogaado , walow dawladaha reer galbeedku ku baraarugsan yihiin xidhiidhka Gadane iyo maamulka Siilaanyo. Horufadhi.com@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 17, 2013 Mooge;919253 wrote: Oba, this is really really bad news. walaahi words can't destribe the anger the people feel right now. i am in kismayo today and the most important news is this which i was talking about yesterday. yep, say hello to reer calanleey for me Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 this is no longer a mystery or mala'awaal. the reality is that all attacks in bosaso, garowe, galkacyo are plotted, funded and organized in somaliland. people are waking up. it is so f'cking depressing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 17, 2013 Mooge;919260 wrote: this is no longer a mystery or mala'awaal. the reality is that all attacks in bosaso, garowe, galkacyo are plotted, funded and organized in somaliland. people are waking up. it is so f'cking depressing. how about Xamar,Baydhabo,Beledweyn? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 LISTEN TO NEWS RADIO this is shocking news. Laascaanood is tense today. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 oba hiloowlow;919263 wrote: how about Xamar,Baydhabo,Beledweyn? the same formula ninyoow. the head is based in hargeisa and burco and gives the orders to his followers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 17, 2013 Hmmm, waa in la baara. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 The girls he was travelling with is from Wajeer region of Kenya. this is all coming together. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2013 I have never picked a topic to discuss without having facts and inside information. when i talked about this topic yesterday people attacked me for making assumptions. i had solid information that led to my conclusions. today we find out that one of the kids of the elites of somaliland, the son of the second most powerful man in Somaliland was plotting to maim the people of puntland. we didn't even finish our tacsi and this kid was on his way to destroy more lifes. The US and the EU found out this information recently but we knew that Somaliland was the save haven of these terrorist for years but no one did anything about it. Quote Share this post Link to post Share on other sites