Wiil Cusub Posted February 14, 2013 Warqad Sir Ah: Wareegtadii Lagu Go'aamiyey Xukumkii Dilka Ahaa Ee Lagu Fuliyey 43-kii Qof Ee Burco Lagu Toogtay 20.12.1984. + Sawirka Wareegtada. Oslo(Ramaas) Dec.30, 2012 – shabakada ramaasnews waxa ay akhristeyaasheeda halkan ugu soo gudbineysaa waraaq sir ah, taas oo ka soo baxday xafiiskii ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadii ciidamada qalabka sida. Warqadda oo ah tii lagu fuliyey dilkii toogashada ahaa ee lagu xukumay 43-kii qof ee loo dilay magaalada Burco, dadkaas oo loo laayey qabiilka ay ahaayeen oo kaliya. Qoraalka ayaa u qoran sidan: HR.192/84 RG Burco, 20/12/84 UJEEDDO:- FULIN XUKUN DIL AH KU XIGEENKA XEER-ILAALIYAHA GUUD CQS MARKUU ARKAY:- Go'aanka Maxkamada Dagaalka C.Q.S. Lam 190/84 ee 20-12-84, kaas oo lagu cayimay ciqaabta dilka ah ee lagu xukumay eedaysanaasha kala ah. 1- Dilsuge – Qaasin Qodax Jaamac 2- “ - Cabdiraxmaan X. Maxamed Siraad 3- “ - Ciise Ibraahin Ismaaciil 4- “ - Siciid Maxamed Ismaaciil (Madoobe) 5- “ - Aadan Nuur Ismaaciil (Coraaq) 6- “ - Yaasiin Axmed Warsame (Soonaani) 7- “ - Axmed Cabdi Xasan 8- “ - Cabdi Maxamed Cali (Dhagjar) 9- “ - Axmed Yuusuf Mire 10- “ - Cabdi Jaamac Xasan (Sanweyne) 11- “ - Maxamed Yuusuf Ismaaciil (Comaas) 12- “ - Axmed Xasan Ismaaciil (Yunbur) 13- “ - Diiriye Cismaan Yuusuf (Laba Lugood) 14- “ - G/le Maxamed Cali Qorane 15- “ - Ex.S/A.Shukri Maxamed Samatar - (Qurmiye) 16- “ - Ismaaciil Saalax Wiriye “ 17- “ - Maxamed Samatar Axmed “ 18- “ - Saleebaan Hirad Aadan “ 19- “ - Cali Cabdi Xasan “ 20- “ - Aadan Jaamac Warsame “ 21- “ - Maxamed Maxamuud Cabdi “ 22- “ - Axmed Ismaaciil Maxamed “ 23- “ - Cali Cumar Diiriye “ 24- “ - Muuse Xasan Ibraahin “ 25- “ - Cali Giire Cabdi “ 26- “ - C/laahi Maxamed Faarax Taakuliye 27- “ - Aadan Cali Ibraahin Qurmiye 28- “ - Cabdi Maxamed Yuusuf Taakuliye 29- “ - Cabdi Xasan Jaamac “ 30- “ - Cabdilaahi Xuseen Nuur Korto 31- “ - Cali Xuseen (Inta dambe way masaxantay) 32- “ - S/Alifle Axmed (Inta dambe way masaxantay) 33- “ - Magacu wuu masaxmay 34-Dilsuge - S/Alifle Faarax (Inta dambe way masaxantay) 35- Edsane- Jaamac Cabdilaahi Saciid 36- “ - Dable Maxamed Cige Xabad 37-Edsane - Cabdi Cali Axmed 38- “ - Saciid Cismaan Geelle 39- “ - Abuukar Cabdilaahi Rooble 40- “ - Cabdilaahi Saalax Giir 41- “ - Cawil Saalax Giire 42- “ - Ibraahin Maxamed Xandulle (Ina Aar) - Maqane 43- “ - Cabdi Xuseen Dheere - Maqane In la fuliyo maanta 20/12/84 Saacadda 0700 subaxnimo laguna fuliyo goobta toogashada Burco. MARKUU ARKAY:- QOD.227 XEER MARKUU ARKAY:- QOD. 69 XEER MARKUU ARKAY:- Xeer lam 54 ee 14.8.82 WUXUU GO'AAMIYEY In go'aanka maxkamadda la fuliyo laguna fuliyo meesha iyo waqtiga ay cayintay, ayna fuliyaan koox ciidan ah oo hogaaminaayo Sarkaal ku haboon isaguna C.Q.Sida kuwaas ahaan K.D.S.iyo daraawiishta Booliiska. WUXUU KALOO GO'AAMIYEY In aasidda dadka iyo wixii kharaj ah loo xilsaaray D/Hoose ee Burco si toos ahna uu u maamulaya Guddoomiyaha Maamulka Degmada Burco. KU XIGEENKA XEER ILAALIYAHA GUUD CQS G/LE YUUSUF MUUSE FAARAX Akhri Lifaaq Asliga ah ee hoose: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 14, 2013 43 is massacre not genocide. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 14, 2013 Dad garanaya micnaha genocide Meeshan ma joogan lol @che and what's up all these damn posts about genocide and massacres of late? Coming up: the 1985 Hargaisa genocide followed by the 1996 galkacyo massacre. Few days later it will be Berbera and borame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 14, 2013 By Somali's definition of genocide, there are and were tens of thousands of genocides in Xamar alone since 1991.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 14, 2013 Yet am not if this is do to sheer ignorance or that gross exaggeration has become normal among Somalis. Not really sure which would worse Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted February 14, 2013 It was indeed a tradegy what happened in 1984 to 1988 in burco and its environs, in this particular case it was 43 people, but it continued on until 1988, although Che as a shabaabist should know the diffrence between massacre and genocide on this point he is wrong. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 14, 2013 What exactly is he wrong about? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted February 14, 2013 Naxar this particular situation was a massacre, but a massacre every couple of months for a period of four years against members of a particular clan adds up to a genocide. Now as a shabaabist the diffrence between a massacre and a genocide, between a bombing of a doctors graduation, and the wiping out of an entire city is known, anigu aafka uu faahmeyo uun baan ugu la haadleey... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 14, 2013 Hold on a minute though, as a only homogenous nation in Africa where the people share the same ethnicity, language, culture and religion, can any inter-Somali violence ever be discribed as genocide? I think not because us a fundamental misunderstanding of what the word means. Further more in the title, the date and location is very specific, it does not say a genocide between years so and so where one group was targeted for this and that. This is a rape of the English language in my opinion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted February 14, 2013 Tragedy, AUN. These events need not be ignored should we all need to find permanent cure. Such crimes need to brought to our eyes daily and to remind us of such heinous crimes and of the horrors and to never repeat the same and also to bring the perpetrators to justice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 14, 2013 ^^ Why would a military court sentence rapists and murderers, you hopeless oaf? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 14, 2013 ^^ in 1984? Start thinking (with anything that you have working). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 14, 2013 Daqane...before you start changing the parameters of the thread, pay close attention to the title! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 14, 2013 this is not a genocide its a massacre as che said before however a genocide took place later on. AUN the victims Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 14, 2013 Apophis maxaa dhibaaya? This was a sad tragedy. A dark page in Somali history. Dhaqanow, inter-Somali killings cannot be termed as genocide. It's impossible. Quote Share this post Link to post Share on other sites