Daqane Posted February 11, 2013 Jeffery Fartman Wakiilka xoghayaha guud ee ee dhinaca siyaasada ayaa kaga dhowaaqay xarunta Qaramada Midoobay magaalada New York ayaa sheegay in caasimada dalka Soomaaliya ay xiligan mareyso meel ka soo kabanayso burburkii ka soo gaaray dagaaalada ka dib booqasho uu ku yimid Muqdisho. Sidoo kale waxa uu intaa ku daray in shacabka ku nool Muqdisho ay dareemayaan rajo cusub oo ka soo muuqata hoggaanka cusub ee dowlada Soomaaliya, kaasoo ku yimid doorasho ay qabatay dowladii KMG aheyd ee dalka maamuleysay sanadihii la soo dhaafay. “Waxaa nagu waajiba inaynu taageerno howsha la qabtay iyo heerka ay mareyso waxaanu rajeyneynaa 4-ta sano ee soo socota in horumar taariikhi ah la gaaro ka hor intaan la qaban doorashooyinka Baarlamanka iyo midda Madaxweynaha’’ ayuu yiri Jeffery Fartman. Wakiilka xoghayaha guud ee ee dhinaca siyaasada ayaa intaa ku daray in xafiisyada heyadaha QM ee ku yaala magaalada Nairobi dhowaan si dhaqsi ah loogu rari doono magaalada Muqdisho si halkaas ay uga shaqeeyaan. “Madaxweynaha dowladda Soomaaliya waxaan kula kulmay magaalada Addis Ababa xiligii uu socday shirkii Midowga Afrika, sidoo kale Muqdisho waxaan kula soo kulmay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, guddoonka baarlamaanka iyo wasiirro ka tirsan xukuumadiisa waxana isla garanay in xoogga la saaro sidii amaanka dalka loo soo xaqiijin lahaa, loona horumarin lahaa hay’ado ay ka mid yihiin garsoorka, kuwa dhaqaalaha iyo maamulka dowliga ah” ayuu intaa ku daray Jeffery Fartman. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted February 11, 2013 ^ Many people will cry their eyes out on that day; used to very easy and good life in Nairobi... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted February 11, 2013 loool you are right qansax, I remember reading in the FP magazine a U.N officials take on somalia, who had responsibility for several programs there, disparaging the turkish involvement in mogadishu, he was asked during the 7 year period he held office how many times he had visited mogadishu his answer "half a day to visit some projects".....you cant make it up... Quote Share this post Link to post Share on other sites
suleeymaan Posted February 12, 2013 Good move. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 12, 2013 Good news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 12, 2013 Waa tallaabo muhiim ah. I hope inay shaqo waxtar u leh dadka Soomaaliyeed qabtaan, nabadgeliyadoodana in la ilaaliyo lagu dedaalo. Quote Share this post Link to post Share on other sites