Aaliyyah Posted February 6, 2013 Boocame Online- Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu shaaciyay in ciidamada gaar ah oo loo sameynayo Muqdisho si amaanka ay qeyb uga noqdan lagu soo xuli doono balwad la’aantooda. “Ciidama gaar ah ayaa loo sameynaa Muqdisho. Ciidamadaasi waxaan kusoo xulan doonaa sida ay u yihiin rag ka dhowrsan muqaadarad iyo waxyaabaha lahal maala. Manoqonayaan kuwa leeska qoro maadaama loo xilsaarayayo amaanka gobalka halbowlaha u ah Soomaaliya”, Sidaa madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya ayaa ku waramay. Horaya ayaa golaha wasiirada Soomaaliya waxa ay u shaaciyeen in ciidamo gaar ah oo suga amaanka caasimada Soomaaliya oo aan hoos tegin wasaarada Gaashaandhiga ladhisi doono. Hadalaka madaxweynaha ee ah in ciidamadaasi ay noqon doodaan kuwa aan qaadka cunin ayaan la’ogeyn sida uu ku dhaqan gelayo maadaama inta badan Soomaalidu gaar ahaan ciidamadu ay yihiin dad si aad ah u cuna qaadka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 6, 2013 WOW..so proud of our president Xasan Sheekh Mohamud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 6, 2013 good stuff Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 6, 2013 Oodweyne;916409 wrote: Aah I see someone is looking for a "miracle" in here. After all, looking for a run-of-the-mill and hand-me-down neighborhood-looting "M0oryaan" , to which to make a soldier out of him, if he does that touch this green stuff in which Somalis are obsessed with, will be a miracle to behold, I say.. In other words, good luck with this president of theirs, for he shall need it. ina adeero with due respect ka bax threadka Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 6, 2013 Oodweyne;916430 wrote: ^^Come, again, dear lad! Quote Share this post Link to post Share on other sites
x-madiino Posted February 6, 2013 going forward, our president is taking somalia into another level. hanoolaato Quote Share this post Link to post Share on other sites