wyre Posted February 5, 2013 Mid Ciyaal wiido ah ayaa la kulmay gabar eey isku xaafad yahiinoo uu mudo raadinaayey, gabdhii waxuu u sheegay in uu ka helo, gabadhii ayaa ugu jawaatay in eey iyadaba dabeecadiisa eey ka hesho laakiin lugaha + gacmaha xiito-xiitadda ah iyo calooshiisa dheer eey ka helin oo eysan jid la mari karin waxeyna ka codsatay in uu GYM galo,,,, Xariifkii waa xanaaqay noo.. “Gym markaan galaayo unuka dagaal maa u soconaa cayaalka xafadda lee iska nahay” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 5, 2013 lool. Sacuudiga waxaas ma ka jiraan lakin, calool la salaaxo aa la rabaa eeboow!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted February 6, 2013 Loooool@Maaddeey Quote Share this post Link to post Share on other sites