Saalax Posted February 5, 2013 Siyaasiyiintii SSDF (Puntland) oo Markii Koonfur Kasoo Quusiyey Jaceylka SNM Ku Khafiiftey. (Akhriso) Khariidadda Xalka Mustaqbalka Somaaliya. Ilaahey bey mahad oo dhami u sugnaatey, nabigiisiina nabedgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaato. Sideynu la wada soconey xiliyadii u dambeeyey siyaasiyiinta beesha SSDF (Puntland) inay ka soo quusteen maraba iney wax ka noqdaan siyaasada soomaaliya ee muqdisho taala, arintaasna ay sabab u aheyd in soomaalidii oo dhan ay ku kashifmeen siyaasiyiinta beeshu, oo reer qudha oo soomaaliya oo kalsooni u haya la waayey, iyagoo ku eedeynaya wax walba iney iyaga keligood isla doonayaan, khiyaanana isticimaalaan. arintaasu waxey keentey in soomaali oo dhan waxaamina ay ka waayeen, maadaama soomaaliyi hada aad isu baratey. Arintaasu siyaasiyiintii beesha SSDF ee Puntland waxey ku keentey iney garab ka doonaan beesha SNM. Beesha SNM ayaa iyaduna dhenkeeda aan la gaban iney codsi kasta oo ka soo yeedha siyaasiyiinta SSDF si bahdilaada ugu gacansaydhaan iyagoo warbaahinta u marinaya. Arintan ayaa dadka siyaasada taxliiliyaa u fasirteen iney is laayihiin reer Puntland ku khuukhiya beesha USC iyo SNM, laakiin labadooduba wey ka dheregsanyihiin dhagartey cayaarayaan. Siyaasiyiinta beesha SSDF ayaa damacooda waalan een wax naxariisaba aan laheyni galaaftey oo meesha kasaarey dhamaan doorkii beesha SAHAL ku laheyd soomaaliya, hadey noqon laheyd waqooyi ama koonfurba. Ayaan dhoweyd ayey aheyd markuu faroole lahaa beesha SNM baan isu dhownahay oo wada hadal noo socdaa, waana isla go’aynaa. Hadalkaa ayaa isla markiiba faysal Waraabe warbaahinta jawaab aad u foolxun u mariyey Faroole. Hadana Websidhadii beesha ayaa iyana hada waxey bilaabeen xitaa dheereyntooda awgood xitaa ineyba diyaariyaan magacii iyo inay sawiraan khariirad ay soomaaliya labo ugu kalajareen ooy leeyihiin dadkan baanu isfahanaa(SNM), dadkan (USC) ee Koonfur Isama fahano. Halkan ka akhriso maqaalkooda: www.allidamaale.com Hadaba akhristoow bal waxeynu isla ogaanaa beesha SAHAL iyo siyaasadeedii oo dhan ninka hoga ku ridey, hawiyana hore (Kacaankii ka hor) wax walba ka xarimey ee cadaalad darad taariikhdu qortey ku sameeyey, bal aan ee eegno in ***** caano u hayo, waxaanse u maleynayaa iney ficiladaasu u geynayso waxey soomalidu odhan jirtey ”nin daad qaadey xumbo cuskey” iyo aqoon la’aan ka heysata dhanka beesha SNM-ta ee ay maalmahan isku kab-kabayaan. http://www.raxanreeb.com/2013/02/khariidadda-xalka-mustaqbalka-somaaliya-wq-eng-ahmed-m-moalin-waharey/ http://allssc.com/2013/02/siyaasiyiintii-**********-puntland-oo-markii-koonfur-******-kasoo-quusiyey-jaceylka-*****-ku-khafiiftey-akhriso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 5, 2013 Beesha has a thing for redrawing maps. Somalia has seen enough of that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 5, 2013 Two minutes of my life will never get back... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 5, 2013 Carafaat;915781 wrote: Beesha has a thing for redrawing maps. Somalia has seen enough of that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 5, 2013 I wasted 2 minutes of my life too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 5, 2013 Ok parrot. I don't think anybody told you to read it.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 5, 2013 Why are all the Puntlanders so silent on these ridicolous ideas coming from Faroole and beesha members? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 5, 2013 Carafaat;915810 wrote: Why are all the Puntlanders so silent on these ridicolous ideas coming from Faroole and beesha members? I sometimes ask myself 'Does midnimo and Soomaalinimo only belong to southerners'. Why are we the only ones who speak against such treason? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 5, 2013 You got to love how allssc reports news:D Puntlanders ilahay kuwaas waxba iskugu ma ka ya darin and thats how it stays lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 5, 2013 Che -Guevara;915783 wrote: Two minutes of my life will never get back... Couldn't agree more. smh Quote Share this post Link to post Share on other sites
xabad Posted February 5, 2013 Haatu;915818 wrote: I sometimes ask myself 'Does midnimo and Soomaalinimo only belong to southerners'. Why are we the only ones who speak against such treason? 20 plus years of anarchy and keeping the nation hostage to mooryanism is patriotism ? i hope you are joking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 5, 2013 xabad;915860 wrote: 20 plus years of anarchy and keeping the nation hostage to mooryanism is patriotism ? i hope you are not joking. Haatu is taking a turn for the worse these days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 5, 2013 xabad;915860 wrote: 20 plus years of anarchy and keeping the nation hostage to mooryanism is patriotism ? i hope you are joking. Cheap. You clearly have missed the whole point by a margin. And to throw a question back at you, is threatening with secession patriotism to you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xabad Posted February 5, 2013 Waa caqliga NFD ka shaqeeya sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 5, 2013 xabad;915874 wrote: Waa caqliga NFD ka shaqeeya sxb. Cheap once again. Quote Share this post Link to post Share on other sites