Xaaji Xunjuf Posted February 4, 2013 Calanka Maamulka C/raxman Faroole Iyo Kan Urur Beenadada Oo Lagu Gubay Buuhoodle (Daawo Sawiro). Buuhoodle(Allssc): iyada oo ay dhawaan magaalada buuhoodle soo gaadheen horgalo u adeegaya maamulka Garoowe oo uu soo diray Faroole kadibna ay ku kaceen shacabweynaha reer buuhoodle oo iskaashanaya Khasaarana soo gaadhsiiyeen iyaga iyo gaadiidkii aywateenba amrna lagu siiyey inay kunoqdaan saacado gudahood Horgaladani asal ahaana kasoo jeeda beelaha dega magaalada buuhoodle ayaa intii aysan magaalada kabixin waxa ay guryo sigaara loo leeyahy kuna yaala koonayaaasha magaalada kafurteen xafiasyo qarsoodiya iyaga oo markiibana si dagdaga oo baqdini kujirto uga baxay magaalada buuhoodle . hadaba xafiisyadan ay kafurteen ayaa waxa ay u adegayeen ururo siyaasadeedyo aan lagaranayn meel ay sal iyo raad ku hayaan. muwaadiniin kam,ida bulshaweynta degta buuhoodle oo iyagu sheegay in markii hore sikhaldan wax loogu sheegay masuuliyiina looga dhigay xisbiga WADAJIR ayaa saaka shir saxaafadeed ay qabteen waxa ay ku sheegeen inay katanaasulayaan shacabka reerkhaatumo iyo madaxda maamulka khaatumana ay kadalbanayaan cafis in loo fidiyo . dhanka kale waxa ay sheegeen waxyabaha ku kalifay inay katanaasulaan urur siyaasadeedka wadajir. markii ay arkeen mawqafka dadweynaha kudhaqan magaalada buhodle in mawqafkoodu yahay meeel maamulkooduna yahay khaatumo waxa ay go aan sadeen inaydhinac karaacaan dadkooda iyo dalkooda kalana qayb qaataan halganka ay kujiraan . hadaba waxaa saaka lagu gubay magaalada buuhoodle boodhka xisbiga wadajir iyo waliba garaaan iyo koofiyado tilmaamayey astaanta xisbigaasi dhanka kale waxaa goobta lagu gubay calanka foosha xun ee ay putland kadooratay calanka bilicsan ee soomaaliya. DAAWO SAWIRADA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ciyaal Facili Posted February 4, 2013 lol faroole hadey maqlaan dhiikar ayaa ku dhaca. ilaahey ha caafiyo. Walee faroole ajar badan ayuu shaqeystey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 4, 2013 :D The message is loud and clear Quote Share this post Link to post Share on other sites