QansaxMeygaag Posted February 7, 2013 oba hiloowlow;916519 wrote: Oba is that you with the bat ears lol? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 7, 2013 possibly Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted February 7, 2013 Somali towns are so similar, it could be anywhere in the shanta soomaali... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 7, 2013 sow mahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted February 7, 2013 oba hiloowlow;916688 wrote: sow mahaa Yeah, the house reminds me of our family house and many others like it... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 7, 2013 yeah i know what you mean Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 13, 2013 Radio Jowhar starts operate again Xaflad dib loogu furayay idaacada Jowhar ee ka howl gasha xarunta gobolka Sh/dhexe ee Jowhar ayaa maanta lagu qabtay xarunta idaacada Jowhar. Munaasabadan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uulyiinta maamulka degmada Jowhar iyo gobolka Sh/dhexe. Agaasimaha idaacada Jowhar Maxamed Abuukar Caseyr ayaa ka warbixiyay heerarkii ay soo martay idaacada Jowhar waxana uu sheegay agaasimaha in heerka ay haatan joogto idaacada Jowhar ay tahay tii ugu balaarnayd maadaama idaacada ay gaari karto gobolada Sh/dhexe,Sh/hoose iyo Banaadir. Guddoomiyaha maamulka degmada Jowhar Maxamedamiin Cismaan X.Cabdulle oo ka hadlay munaasabadan ayaa sheegay in idaacada Jowhar ay tahay mid ka mid ah idaacadaha dalka ugu wanaagsan taana laga arki karo heerarka ay gaareen weriyaasha idaacada Jowhar. Sidoo kale kusimaha guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Yuusuf Cabdi Cabdulle oo ka hadlay munaasabadan ayaa waxaa uu sheegay in xilligan lagu jiro ay ku soo beegantay idaacada waqti aad xasaasi u ah isla markaana bulshada gobolka Sh/dhexe ay u baahan yihiin wacyigelin iyo waxbarasho. Idaacada Jowhar ayaa waxaa la aasaasay sanadkii 2002 hase yeeshee waxaa la wareegay maamulkii ururka Alshabaab ee muddo saddex sano ah ka talin jiray gobolka Sh/dhexe. Sawir Qaade Abakar Maxamed Muxidin (Shaxam Laxam) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 13, 2013 Maasha Allaah, Jowhar waa shidan tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted February 13, 2013 ^ miyaad joogta Jowhar? how else would you be able to determine whether inay shidan tahay or inaayna shidnayne? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 14, 2013 ALpha adiga ma wax dhib ah baad Jowhar ka maqashay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted February 14, 2013 yu....j-town my good ole city!! i miss yah babe!! Best sugar cane in the world there, pretty ladies, and lots of veggies!! I miss that alot. Quote Share this post Link to post Share on other sites