Xaaji Xunjuf Posted February 1, 2013 OGEYSIIS DEG DEG AH—- Mudaharaad ka dhan ah madaxwayne Xasan Shiikh oo ka dhici doona London Ummadda Soomaaliyeed ee nabada jecel waxaa lala socodsiinayaa in ururka Sahal iyo jaaliyada UK ay wada dhigidoonaan mudaharaad looga soo horjeedo qaabka hogaanka uu dalka ku wado madaxwayne Xasan Shiikh. Jaaliyaddu waxay aad uga xun tahay siyaasaddaha guracan xun ee uu la soo baxay Xasan Sheekh, taasoo jaaliyada UK ay ka cabsi qabto in dalka uu galiyo markale dagaal sokeeye. Ujeedada mudaharaadku waa inaan muujino inaan kasoo horjeedno ku dhaqan la’aanta dastuurka fadaraaliga ah, hantida iyo guryaha ee Muqdishu lagu haysto ilaa 1991, qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyo farogalinta ay dawladu ku hayso maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka, iyo xadgudubka, caburinta lagu hayo suxufiyiinta ka hawlgasha Muqdisho. Mudaharaadka waxaa lagu qaban doonaa goobta iyo waqtiga soo socda: Puntlandi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 1, 2013 The demo is being organized by a group called Sahal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 1, 2013 i love this attention towards the Amiir, Mudane madaxweyne Imam Hassan sheikh mahamud culusoow halkaa kasii wad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 1, 2013 These people are funny bal maxa dhaxamaha u so saaraya Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 1, 2013 anigu taa waxaa iga sii daran i dont know what the hell they are demonstrating for? arintii kismaayo sowtii la xaliyay? Somalis never cease to amaze me Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 1, 2013 You can never satisfy all people oba, they are probably angry because Hassan is showing real leadership. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 1, 2013 waa dhaqan somaliyeed waala mudaharaada bey maqleen uun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted February 1, 2013 Interesting. One wonders why Mr Culusoow is facing opposition so early in his tenure which has not been faced by Sh Sharif? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted February 2, 2013 Samafal;914727 wrote: Interesting. One wonders why Mr Culusoow is facing opposition so early in his tenure which has not been faced by Sh Sharif? Because he looks terrible and his leadership has been disaster so far having done nothing tangible on the ground since selected, and astonishingly he lately adopted Shariif's ways of traveling abroad. He's in London tonight. But I think the President said he likes demos against him in his speech at MN if people don't use guns but march on the street. It seems he's liking this one too as will the more demos against him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 2, 2013 Absolute waste of time-if they would only invest that energy and time in taking care of their kids and Somali boys selling drugs in the street London. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted February 2, 2013 Horta who are this group and who do they represent ? I have been following siyaasada lately waanba ku wareeray. Teedakale maxaa lagu mucaaradaa Madaxwaynaha , he is doing a great job as it seems marka is this just for the sake of opposition ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted February 2, 2013 You can blame Welfare system . These people are brain dead. They absolutely have nothing for Somalia except take us back to civil war so they can watch Somali people starving in their homes paid by welfare system. If those people have real life issues like work every day to pay off bills , they be happy to have government at least trying to make difference in people lives. These people have no real problems . This is the problem with welfare people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 2, 2013 Regardless of your insults and cheap shots, these folks do have the right to express their opposition to him in a peaceful matter. Last time I checked the man they're demonstrating against welcomed it and supported their ways of expressing their views. Grow up people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 5, 2013 Faahfaahin iyo Sawiro—Madaxweyne Xasan Sheikh oo mudaharaad xoogan kala kulmey London Maanta(Isniin 04 Feb.2013) waxaa London ka dhacay Mudaharaad xoogan oo looga soo horjeedo habdhaqanka siyaasdeed ee Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh,Faragalinta uu ku hayo Jubooyinka iyo Dastuurka Federaalka oo uu ku xadgudbey, Dad kor u dhaafaya Lix boqol oo qof ayaa isugu soo baxay goob uu madaxweynuhu ka khudbeynayay, kuwasoo ay xamaasad xoogan ka muuqatey. Madaxweyne xasan Sheikh oo ay feersocdaan Ilaalo gaara ayaa soo gaarey goobta balse sawaxan iyo qalo awgeed ayay Ciidankii amaanka door bideen iney Madaxweynaha ka galiyaan Hoolka al-baab gadaale oo aan markii hore loo qorsheyn inuu ka soo galo. Madaxweyne xasan Sheikh wuxuu gaariga kasoo degay sidii lagu yaqiin isagoo dhoola cadeynaya balse halmar ayaa wajigiisu isbadaley ka dib markuu la kulmey boqolaal Mudaharaadayaal ah oo boorar isaga ka dhan ah wata. Mudaharaadka ayaa ahaa Mid aan rabshado wadan balse dadka isusoo baxay waxay Fariintooda u gudbiyeen si nabadgalyo ku jirto. Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheikh oo mudo saacado ah ku sugnaa Guriga Chatham House halkaasoo uu kulan kula lahaa Qurbo joog iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Ingiriiska, halka boqolaal qof oo mudaharaadayaala ay Banaanka ku sugayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites