A_Khadar Posted January 29, 2013 hargeysa,(lasanod Online)- Shacabka iyo Siyaasiyiinta maamulka Somaliland ayaa si weyn u hadal haya go’aankii kasoo baxay dowlada Ingiriiska ee muwaadiniinteeda ugu baaqay inay kasoo baxaan gobalada maamulkaasi ka arrimiyo, Ingiriiska ayaa sheegay inay heleen xog sheegaya in khatar ay ku sugan yihiin ajaanibta ku sugan gobollada waqooyi ee Somalia Shalay ayey bilaabeen qaar badan oo kamid ah Ajaanibtii ku sugneyd magaalooyinka waaweyn ee maamulkaas inay halkaas ka baxaan, halka qaar kalena isu diyaarinayaan inay dhawaan ka baxaan deegaanada Somaliland. Shacabka ayaa si weyn isu weydiinaya waxa keenay isbedalada xoogan ee dhanka siyaasada ah ee reer Galbeedka oo ku aadan Somaliland, waxaana hada soo ifbaxaya shaki ay qaar badan shacabku ka qabaan, kaalinta ay dawlada Jabuuti ku leedahay baaqii ugu danbeeyey ee kasoo baxay dhanka Dowlada Ingiriiska. READ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 30, 2013 Jabuuti wayba la jirtaye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 31, 2013 Bacaaaaaaaaaaaaaaaaac iyo badh ........ Haye where did they say "Jabuuti baa ka dambaysay" ??? ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites