Xaaji Xunjuf Posted January 29, 2013 Waxa kale oo uu wasiirku sheegay in weftiga ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ay isla soo qaadeen wada hadalo hore oo u socday, kuwaasi oo la xidhiidhay sidii ay labada dale e Somaliland iyo Koonfurta Suudaan isku dhaafsan lahaayeen safaarado. Waxaanu wasiirku tilmaamay in ay heshiis kuwada gaadheen dawlada Koonfurta Suudaan in ay Somaliland safaarad ka furto magaalada Jubba isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan xafiiskaasi u farayaan, waxaanu yidhi “Waxa kale oo aanu la kulanay weftigii ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ee ka qayb gelayay shirka waxaanu ka wada hadalnay wada hadalo horeba noogu socday oo ah in labada dal ay is dhaaf sadaan xafiisyo iyo safaarado taasi oo mudaba qabyo ku ahayd dhinaca Koonfurta Suudaan oo hore u sheegtay in aanay farsamo ahaan diyaar u hayan bal se aanu mabda’iyan isla qaadanay, waxaanan shacabka Somaliland u sheegayaa in labada dalba ay ku heshiiyeen in sida ugu dhakhsaha badan dawlada Somaliland loo ogol yahay in ay safiir iyo safaaradba ka samaysato magaalada Jubba ee dalka Koonfurta Suudaan, laakiin ay dawlada Koonfurta Suudaan muddo ku qaadan doonto arrin dhinaca farsamada ah awgeed.” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted January 29, 2013 Xaaji Xunjuf;913692 wrote: Waxa kale oo uu wasiirku sheegay in weftiga ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ay isla soo qaadeen wada hadalo hore oo u socday, kuwaasi oo la xidhiidhay sidii ay labada dale e Somaliland iyo Koonfurta Suudaan isku dhaafsan lahaayeen safaarado. Waxaanu wasiirku tilmaamay in ay heshiis kuwada gaadheen dawlada Koonfurta Suudaan in ay Somaliland safaarad ka furto magaalada Jubba isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan xafiiskaasi u farayaan, waxaanu yidhi “Waxa kale oo aanu la kulanay weftigii ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ee ka qayb gelayay shirka waxaanu ka wada hadalnay wada hadalo horeba noogu socday oo ah in labada dal ay is dhaaf sadaan xafiisyo iyo safaarado taasi oo mudaba qabyo ku ahayd dhinaca Koonfurta Suudaan oo hore u sheegtay in aanay farsamo ahaan diyaar u hayan bal se aanu mabda’iyan isla qaadanay, waxaanan shacabka Somaliland u sheegayaa in labada dalba ay ku heshiiyeen in sida ugu dhakhsaha badan dawlada Somaliland loo ogol yahay in ay safiir iyo safaaradba ka samaysato magaalada Jubba ee dalka Koonfurta Suudaan, laakiin ay dawlada Koonfurta Suudaan muddo ku qaadan doonto arrin dhinaca farsamada ah awgeed. ” You can fool people sometime but not all the time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 29, 2013 Myir whats so special Somaliland has diplomatic offices in Djibouti kenya Tanzania south Africa rwanda and soon in South Sudan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted January 29, 2013 what kind of diplomatic office? clarify please? Quote Share this post Link to post Share on other sites
metta Posted January 29, 2013 It's unlikely South Sudan will accept it as a diplomatic office but rather a liaison office. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted January 29, 2013 The foriegn minister of Somaliland is a duplicitious smooth talker, who sings the masses lullabies to return an awakened Somaliland public to their state of slumber. But it's a little too little too late, because he isn't fooling anyone but himself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2013 War maad ka deysaan shacabka ha sii marin habaabinina. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted January 29, 2013 'Wasiirka benta dibeda' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2013 Thanks for your reassurance. Mar baan is dhahay ma adaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2013 Is never giving up the secession best choice for Duriyadda?, mise sheekadiinu waa macangagnimo uun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 29, 2013 ^^ Its the best choice for you 2 Taleexi daashay oo sidad marba taleex iyo tukaraq iyo garowe u dhex cararaysey. Waad iska nasan lahayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2013 Oo adba saw adigan Hargeysa iyo Burco ku dhex daalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted January 30, 2013 Seems like a natural progression in the relationship betwen S.Sudan and Somaliland to be upgraded to the offical representative level, I guess that would make another IGAD member with an SL office Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 31, 2013 Good stuff ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 31, 2013 Wadani;913737 wrote: The foriegn minister of Somaliland is a duplicitious smooth talker, who sings the masses lullabies to return an awakened Somaliland public to their state of slumber. But it's a little too little too late, because he isn't fooling anyone but himself. Wasnt the budget for this office included in the 2011 expenditure? So where did the money go? Quote Share this post Link to post Share on other sites