oba hiloowlow Posted January 29, 2013 Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtoyada ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qofka isku soo xiray waxyaalaha qarxa ay u suurtogali weysay in uu gudaha u galo xarunta madaxtoyada waxana uu isku qarxay albaabka hore ee xarunta madaxtoyada meel aan ka fogeyn safaarada Ethiopia ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa waxaa ku dhintey hal ruux halka shan kalana ay ku dhaawacmeen. Dadka waxyeelada ka soo gaartay qaraxan ayaa waxaa ay ahaayeen askartii ku sugneyd albaabka hore ee xarunta madaxtoyada villa Somalia. Magaalada Muqdisho ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay waxa ay ahayd meel ammaan ah oo aysanka dhicin qaraxyada gaar ahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 29, 2013 picture of the Ahlu naar may god punish him with the worst jahanamma. Ameen yaa rab! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 29, 2013 I am glad his mission failed. Askariga dhintay Ilaah ha u naxariisto, inta dhaawacantayna Ilaah ha bogsiiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
suleeymaan Posted January 29, 2013 Allaha unaxariisto inti dhimatay inti dhaawacana Allaha caafiyo. The media needs to act responsibly and stop showing these type of images. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-wehliye Posted January 29, 2013 Ilaahey ha u naxariisto dadka ku dhintey falkaan hana ka samir siiyo eheladooda... Quote Share this post Link to post Share on other sites