Sign in to follow this  
nuune

British troops to join French on Africa Mission

Recommended Posts

nuune   

Britain is prepared to take the risk of sending a "sizeable amount" of troops, to Mali and neighbouring West African countries as David Cameron offers strong support to France in its operation to drive Islamist militants from its former colony.

 

Source

 

 

 

African countries at AU meeting in Addis Ababa proved to be nothing but begging for former colonial powers to come back!

 

 

 

South Africa & Nigeria, please, you are the worst of all, you two are an epic failure, you two deserve to be slaves, yet again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Adigu waxaad sameesaa marka hore, don't write anything to do with British, that is like, your reference such as British Protectoraati of Somaliland iyo jiniiyada kale that you together like to mention with British as if ay kaa fadli badanyihiin nijaasta, and the queen, the sooner you stop writing such words, the better the African minds can be strong, it all depends such folks like you to disown the British.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Oba, Soomaalidu way ka duwanyihiin madowga kale, waliba aad bay uga duwanyihiin ee dhibaatadu waxa weeyaan inagii baa isku mushquulnay. Haddii aynu u soo jeedsan lahayn danteena iyo cadowga rasmiga ah Afrikada kale in aynu ka duwannahay adduunkoo dhan bay u caddaan lahayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani;913597 wrote:
Oba, Soomaalidu way ka duwanyihiin madowga kale, waliba aad bay uga duwanyihiin ee dhibaatadu waxa weeyaan inagii baa isku mushquulnay. Haddii aynu u soo jeedsan lahayn danteena iyo cadowga rasmiga ah Afrikada kale in aynu ka duwannahay adduunkoo dhan bay u caddaan lahayd.

wtf Somalidu wa xaabo,, Somalia 17.000 oo africaan ah ba ilaaliya kheyr na kuma joogan wa lo qayilay Somaliland na wa iska noolyihin ilahay ba iska wata dunidaba cidi kama taqano oo wax buuran islama hayaan.. Djiboutina fransiis ba ilaaliyaa oo wali wax maxmiyaad. kilinka shanaad iyo nfd iyaga hadalkooda ba daa. Africa da kale wabay ina dhamaan oo wax bay haystan oo wuuxuun ba u dhisan. Somalidu wa xaabo xaarkooda walaqda, Dabeedna murayada isku eega oo is cajabiya oo yidha wanu qurux badanahay kalay arka sankayga dheer kalay arag sidan u eegahay loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani;913597 wrote:
Oba, Soomaalidu way ka duwanyihiin madowga kale, waliba aad bay uga duwanyihiin ee dhibaatadu waxa weeyaan inagii baa isku mushquulnay. Haddii aynu u soo jeedsan lahayn danteena iyo cadowga rasmiga ah Afrikada kale in aynu ka duwannahay adduunkoo dhan bay u caddaan lahayd.

LOL koley wax dantooda yaqaan midna kuma jiro.

 

Xabad, these people never learn, they only want to steal the natural resources afrikaan waa caqli lix saac

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Xaaji Xunjuf;913600 wrote:
wtfg Somalidu wa xaabo,, Somalia 17.000 oo africaan ah ba ilaaliya kheyr na kuma joogan wa lo qayilay Somaliland na wa iska noolyihin ilahay ba iska wata dunidaba cidi kama taqano oo wax buuran islama hayaan.. Djiboutina fransiis ba ilaaliyaa oo wali wax maxmiyaad. kilinka shanaad iyo nfd iyaga hadalkooda ba daa. Africa da kale wabay ina dhamaan oo wax bay haystan oo wuuxuun ba u dhisan. Somalidu wa xaabo xaarkooda walaqda, Dabeedna murayada isku eega oo is cajabiya oo yidha wanu qurux badanahay kalay arka sankayga dheer kalay arag sidan u eegahay loool.

Haddii aanay qabyaaladdu ina reebi lahayn oo aynu ahaan lahayn ummad midaysan, miyaynaan meel heer sare ah gaadhi lahayn?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Blessed, diyaar walaa diyaar, say Africa is 52 countries now, 38 countries are already being occupied by former colonies, the remaining are indirectly being occupied like Somalia, Kenya, Djibouti, Ethiopia, Egyt, another gone history(Egypt host the largest US troops in Africa to be numbered 58 thousand, little you will hear this from the media).

 

What about South Africa,a Dutch base there a British one there too, Namibia, same, what about Congo, that is gone haku deyso, and Angola, Alla Yarxam, what about Burkino Faso, few hundredh only who are there to provide logistics, ma warqado ayey qeebiyaan since 1993gii, and Niger, whatis France doing in this country, yes, waxey xaabsadaan uraniumta, Norwegians are there too,

 

what about Mozambique,xeebteedi dheered ee laga helay shidaalka iyo gaaska, waxaa iska aruursado biritish iyo Belgium, and Belgium have 4 bases there, all guardians of the macdanta adduunka ee wadanka,

 

in every single African cuontry, only few escaped this nonesense, Eritrea, Zimbabwe, iyo dhowrr kale like Sudan, and these, cunqabateyntii adduunkaa saaran for refusing my orders, yaa Ilaah yaqaana,

 

 

I wish I have a strong Somalia, I know waxaan sameen lahaa

 

 

 

Xiin, waa mudnaantaas dhibka heesta Africa, mentality waxaa ku qufulan inuu reer galbeedka ka fadli badanyahey, goormuu ka fadli batey 100 sano ka hor unbey barteen sida shower loo qaato, cadey iskaba daa waligoodba maba aysan aqoon and they imported our cadey or rumey to make it more of their own invention,

 

maanta dhiigaa igu karey, intey ku shirayaan Addis Ababa mey dhowr dayuuradood oo ciidama ah u diraan Mali, and dhahaan anagaa ku filan African problems ee orda wadamadiina recession striken countries ku noqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani;913605 wrote:
Haddii aanay qabyaaladdu ina reebi lahayn oo aynu ahaan lahayn ummad midaysan, miyaynaan meel heer sare ah gaadhi lahayn?

War Somalidu dad isku af ah weye ismana afgartan hadana bal adba hagaaji.

Share this post


Link to post
Share on other sites
al-Shabaab iyo kuwa lamidka ah ee waqooyiga Africa ku nool waxey daar-daaranaayaan dad ayan awood u laheyn iney iska celiyaan. hadii ay ku taagnaan lahaayeen waxey diinta Islaamka na fareysana wey ka guuleeysan lahaayeen cadowgaan balse waxey marka hore ku tunteen xuquuqdii qofka Muslimka ah walaalkiisa uu ku lahaa.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this