walaalkis Posted January 26, 2013 Muqdisho (RBC Radio) Maamulka gobalka Banaadir ayaa mar kale ka hadlay dadka degan guryaha aysan lahayn eek u yaala magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aysan macquul ahayn in guryo aanan la lahayn in leeska daganaado. “Waxaan leenahay intii aad dagaanan kartaan waa daganaatee, intii ilmo aad ku dhali kartaan waad ku dhasheen, marka waa in aad ka guurtaan guryaha aadan lahayn,”sidaasi waxaa yiri gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir. Sidoo kale gudoomiyaha gobalka ayaa ugu baaqay dadka gurayaha aysan lahayn xooga isaga heesay mudada dheer in ay cafis waydiistaan dadka isla lahaa guryahaasi oo ay ka heesteen mudadii uu bur burka jiray. “waxaan leenahay odoyaasha iyo waxgaradka ka masuulka ah dadka degan guryaha islaameed ku dhiiragaliya dadkaan in ay baneeyaan gurayaha, inta aysan boolisku xoog kaga saarin”ayuu hadalkiisa ku soo daray gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir. Hadalka Gudoomiye tarsan ayaa wuxuu ku soo adayaa xili magaalada Mqudisho ay ka socdaan dacwado la xariira dhulal leesku heesto, waxaana magaalada ku soo laabtay dad mudo badan ka hor naftooda kala cararay wadanka looking good for tarzan for being a great mayor and a man of his words Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 26, 2013 he is lying HAG wont agree to that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xabad Posted January 26, 2013 HAG kala saar Oba, there is good honest one and the bad ones. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 26, 2013 xabad they all bad, bad i tell ya. :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted January 26, 2013 ^Lol Keep the loot miyaa yaa OBA I think Tarzan is genuine about this issues, he's angry with certain groups in Mogadishu and only using this to get them worked out. Until the people in Somalia an specially the people in Mogadishu realise this reality, address this issue genuinely, admit and accept to leave other peoples properties, Somalia's reconciliation and the government gaining the trust and respect of the General populace of the Somali people is pipe dream. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xabad Posted January 26, 2013 I know Huriwaa my former xaafaad is ok as far i know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 26, 2013 ^^ LOL Joking aside this is much needed, some people need to leave to their dusty villages and before people attack me im not reffering to a specific group. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xabad Posted January 26, 2013 Waranle_Warrior;912691 wrote: ^Lol I think Tarzan is genuine about this issues, he's angry with certain groups in Mogadishu and only using this to get them worked out. . Who are those people ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted January 26, 2013 Xaafad this is clear and Tarzan is acting a little erratic waryaa, not that his stances are wrong at all. Also, the above quote of mine, I mean't to say not genuine. Oops just realised. Quote Share this post Link to post Share on other sites