Coofle Posted January 24, 2013 routine daily scenario between a miskiin faarax and his wife....in support of NGONGE's Woman are mad theory. Faarax :- Xaliimooy, aa kaalay ilmaha saxarada ka tir Xaliimo:- Anuu ilmaha ma kaligay baa dhalay, adba ka tir, busy baan ahaye Faarax:- waynu wada dhalnaye kaalay ka tir Xaliimo:- bas, dee ilmahaaga daryeelkiisa ka qayb qaado Faarax:- Huuno ma garanayee kaalay ka tir, urtiisaa guriga qabsataye. Xaliimo:- Ilmaha sida loo dhalo ayuun baad taqaan saw maaha Faarax:- Naa maxaa dhacay “Baroortu orgiga ka wayne” Xaliimo:- Maxaa dhici lahaa , anigu ma adoon baan kuu ahay horta Faarax:- Cawdu bilaah Xaliimo:- Wakaas hadii aan tabashadayda sheegto sidii shaydaanka ayaad iska kay naaraysaa Faarax:- kkkkkkk Xaliimo:- Walaahi sidii qof waalan baad iila dhaqantaa, Serious baan ahay adiguna waad iga maadsanaysaa (Iyada oo Cadho tii u danbsay ah ayay tidhi) Faarax:- waayahay macaan, ii soo dhiib xafaayada (pampers) Xaliimo:- oo markii hore sawdigii garan la’aa sida loo badalo Faarax:- Hadalka badan naga daa…..inta indhaha ku yara giiray. Xaliimo:- intay yara aamustay bay tidhi “Xaaji ma cadhootay, raali noqo , naagta xun een jaarka nahay ayaanu is huruufnaye. Faarax:- kkkkk .. dhib ma leh (((laakiin maankiisa waxa ka dhex dhawaaqaysay heestii maxamed mooge “Haween u samir Amaa ka samir Sidaa waxay ku dhaamaan Loomaba samayne” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted January 24, 2013 lool, Very realistic scenario. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 24, 2013 Seems like a sexist story to me. Odhahda ka samir ama u samir has no relevance to this story. Maxey ku sameesay? Waa yaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted January 24, 2013 Aaliyyah;911934 wrote: Seems like a sexist story to me. Odhahda ka samir ama u samir has no relevance to this story. Maxey ku sameesay? Waa yaab. Aaliyah, you can't understand waxay ku sameesay, because that is the point..you are a woman, this is your normality... personally Haween kama samri karo, laakiin waan u samrayaa,,,,Ninkii labadaas diida madax-xanuun iyo dhakafaar buu isku furay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 24, 2013 sheeko baad mesha ku haysaa..shekadaad aliftey markaan akhriyay ma arkin waxay sameesay. Farax walbow ilmahaga daryeel waa iga talo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 24, 2013 ^faaraxyada qaar waxaa lagu soo koriyay kibir iyo 'naa walaalkaa shaadka u kaawiyadee' iyo 'farxalka u keen', markaa wax yaabaha qaar wey ka jaahilsan yihiin. This reminds me of Xaaji Xunjif's thread about liking to make his wife angry.. lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 24, 2013 ^ Waa runtaa waa luguso koriyay kibirka qaar badan. Wiil iyo gabadhba kii la kibriyo waxaan aminsanahay in favour lo sameen oo bari uun nolosha ka dhacayo. Qof walba waa in uu masuul yahay. Waxa ugu fiican ka reerkiisa masuuliyada ka saaran kasoo baxa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 24, 2013 ^Xikmada ayaan kugu jeclahay, sis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Salahudin Posted January 24, 2013 Aaliya u sound rebel, sis...remember smart women r unmarriable...men want a woman that can manage the household, not a rebel... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 24, 2013 ^ walaalo rebel ma ihi. Waxaan aminsahay in masuuliyada reerku la wadaago uun. Saan kor ku sheegay xita gabadhaha qaar ee aan arkay in la kibriyo xita waan kasoo horjeeda. Dhalin badan oo gabadha iskaba ilow wiilal ayaa maanta koob shaaha dabka ka qaadi karin. Marka nin ama gabadhba waxa uma haboono. Qof walba waa in uu masuul yahay. Cidna yaa madaxa lo buuxin, raganimona ninka kama lumaso marku ilmahiisa daryeelo. Jahilnimada halaga baxo oo diintaba suuban hala raaco. Nabigu csw iyo asxaabto dhanba reerahooda way caawin jireen. Shekada shaah isuu shub halkan ayaan candhaadhaya waa laga socdey waa dhaqan khariban oo diin ku saleesneen. Wax hala wada qabsado ceeb ma ahe ee waa talo. Waana talo aduunka inta joogtid aad farxad iyo wanaag ku warasid hadaad wax la qabsado reerkaaga. Taladana waxay layidhi yadu kuguma noole adaa ku nool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 24, 2013 *Blessed;912014 wrote: ^Xikmada ayaan kugu jeclahay, sis. thanks hun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 25, 2013 Alleylehe aaliyah, waa kuwi ragga bacaha madow banaanka u dhigi jiray, ilmahana ugu dari jiray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 25, 2013 Lol waxaaso aflagaado ah ma wax halawada qabsado ayas idinka yeedhsiisey. Waa aduun. Quote Share this post Link to post Share on other sites