Sakata Posted January 24, 2013 Xulka kubadda Kolayga ee wiilasha Soomaaliya, ayaa caawa 98-80 kaga badiyay xulka Burundi kulankii labaad ee ka tirsanaa qeybta B ee tartanka isreeb-reebka koobka qaramada Africa ee kubadda Kolayga (Basket-Ball). Guusha Soomaaliya ee caawa ayaa ka dhigan in ay u gudbaan Semi Finalka kadib markii shalay ay 81-78 uga badiyeen Kenya. Semi finalka ayay Soomaaliya la ciyaari doontaa xulka Rwanda oo kaalinta labaad kaga soo baxay qeybta A, halka Kenya oo qeybta B kaga soo baxday kaalinta labaad ay la ciyaari doonto Masar. Kulamada Semi finalka ayaa dhici doona Jimcada oo ay taariikhda ku beegan tahay 25-ka January. Macallinka Xulka Cumar Baarajab iyo kabtanka Xulka qaranka Yuusuf Qaafow oo Barkulan la hadlay ciyaarta kadib ayaa waxa ay sheegeen in ay rajo wanaagsan ka qabaan in tartankan ay ku guuleystaan oo ay noqdaan horyaalka Zone 5. Tartankan ayaa u dhaxeeya dalalka la isku yiraahdo Zone 5 oo ah 7 dal, xulkii ku guuleysta ayaa ka qeyb gali doona koobka Qaramada Africa ee kubadda Kolayga ee bisha August ee sanadkan ka dhici doona dalka Ivory Coast Somali Roster in Tanzania 1. Faisal Aden (Texas Legends) 2. Abdi Faras (Barstow Community College) 3. Mohammed Abukar (208-F-85, college: San Diego St.) (Lukoil Akademik Sofia) 4. Munye Sufi Haydar (Ohio State - Marion) 5. Osman Abdirahman 6. Osman Mohamed (Guelph College) 7. Hussein Mahdi 8. Liban Hassan (Centennial College) 9. Hoessein Addow (205-F-70, agency: R.H.Consultancy) (Rotterdam Challengers) 10. Yusuf Qaafow (190-G-87) (Melbourne Giants) 11. Abdi Mohamed (Yakima Valley Community College) 12. Mohmed Ali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sakata Posted January 24, 2013 This is The Dream Team Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 24, 2013 Rageediyaal, kudos Quote Share this post Link to post Share on other sites
Salahudin Posted January 24, 2013 Am proud of our boys... They have done somalia proud...oba this is the result u get when u put together a strong SOMALI team so u should advice the HAG sports management to stop discriminating non_HAG athletes lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 24, 2013 lol niyaho fock HAG Quote Share this post Link to post Share on other sites
Salahudin Posted January 24, 2013 Lol united we r strong, bro... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 24, 2013 indeed man Quote Share this post Link to post Share on other sites