Saalax Posted January 21, 2013 Garoowe (RBC Radio) Shiikh Khaliif Guure Cali oo ah Gudoomiyaha Maamul u samaynta jubbooyinka sida uu sheegay iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Garowe iyadoo ay soo dhaweeyeen Madax ka tirsan Puntland waxgarad iyo Ururada haweenka iyo Dhalinyarada Gobolka inkastoo Wafdigan imaanshahooda aan horay loo sii shaacin hadana waxaa safarkooda ku wehliyay Masuuliyiin ka socday maamulka Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya. Shiikh Khaliif Guure oo si kooban Saxaafada ula hadlay ayaa sheegay in Puntland ay u yimadeen sidii ay wadatashi ula samayn lahaayeen Madaxda si ay uga wadahadlaan Dhismaha Maamul loo dhanyahay oo laga yagleelo Gobolada Jubbooyinka taasoo in mudo ahba uu muran ka taagnaa wuxuu kaloo sheegay in ay lasoo kulmeen odoyaasha iyo Samadoonada Magaalada Gaalkacyo sidoo kalena ay wadatashi xoogan la yeelan doonaan Dowlada Puntland iyo Waxgaradka Maadaama Puntland ay talo iyo Faragelinba ku leedahay Gobolada Jubbooyinka sida uu Hadalka u dhigay Gudoomiyuhu. Wafdigan oo isugu jira Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo kasoo jeeda gobolada Jubboooyinka iyo madax uu ka mid yahay Duqa Gaarisa ayaa la filayaa inay kusii nagaadaan Magaalada iyagoo la kulmi doona Madaxda Dowlada Puntland sida ay sheegeen, Imaanshaha wafdigannah wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo in badan Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole uu dhawr jeer ku celcelshay in Gobolada Jubbooyinka loo madaxbaneeyo maamul ay samaystaan isagoo sheegay in Puntland ay ka damqaneyso Xaaladaha ka jira Goboladaasi. RBC RADIO Xafiiska Garoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 21, 2013 http://www.raxanreeb.com/2013/01/guddi-ka-socda-jubbooyinka-oo-wadatashi-u-yimid-garoowe/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 21, 2013 Laxdi ba timid garowe kabti na wala dul saaray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted January 21, 2013 This is excellent development and we appreciate Garowe's massive reception for Jubbaland delegation, their input and contribution to the creation of the Jubbaland state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 22, 2013 Great development. I am sure Oba will not like it. and it will give XX nightmares Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 22, 2013 why is that xiinow i thought you and i were on the same boat ninyahow Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 22, 2013 ^Oba, On Kismayo, we are not. You harbor USC ambitions that have been proved ineffective and quite regressive. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 22, 2013 There will not be a semi autonomous state in Jubbaland but a regional federal state under the Administration of Mogadishu and the goverment will facilitate the formation of the state but it will come directly under the jurisdiction of Hassan sheikh Maxamuud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 22, 2013 Xiinow you missunderstood me anigu i want equal rights for the jubba natives the same way i want equal rights in gobolka banaadir arab somalis getting their 50% piece of the cake. Basically im against Kooyto's running places foreign to them and side-lining the real natives. I hope you understand where im coming from. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 22, 2013 ^^ :D One would think Xaaji Xunjuf would be busy discussing Kulmiye's ever shifting strategy toward Somalia Adeer we just met with Hassan , and his ministers. Kismayo is not an issue, Hargeysa is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 22, 2013 Xiinfaniin dont really care much about that , thats seems to be in good hands as the talks are comming up in a short moment. But as long as there is not a second Puntland in Kismayo we are all happy hassan happy every one happy a proper federalist state is what the people want. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 22, 2013 ^^There will be another Puntland in Kismayo. The more Mogadishu based USC talks about it, the more imboldened Kismayo admin proponents will become. The injection of Irir politics will only resolve the determination of those wanting to form a state in Kismayo. Marka is gaabi waryaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 22, 2013 Xiinfaniin not going to happen Jubbaland is inhabited by many clans the Somali goverment will not allow one clan to dominate the others. Jubbaland is not Puntland where one clan lives. You have to come back to reality there will be an all inclusive fair federal state orchestrated from Mogadishu. And last but not least Amisom is present in Kismayo they basically run the show there. so they wont have the political means to be autonomous from Mogadishu like Garowe. And president hassan restored relations with Nairobi so he will dictating things from Mogadishu:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted January 22, 2013 Another Conspiracy meeting in garowe orchestrated by faroole and his Mafia,Whether you invite People from Garissa or not,the train has already left and it is time faroole swallows the bitter reality. Quote Share this post Link to post Share on other sites