Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland government to register all Somaliland citizens this year 2013

Recommended Posts

Shir Lagaga Hadlaayo Sidii Shacabka Somaliland Loo Diwaan-galin Lahaa Sanadka 2013 Oo Maanta Ka Furmay Magalada Hergeysa

Added by saylac on December 18, 2012.

 

Hergeisa(SPN) Shir aad u balaadhan oo lagaga arinsanayo sidii dadweynaha reer somaliland loo tirakoobi lahaa ayaa maanta ka furmay hotelka mansour ee magalada hergeisa.

 

shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaarada Arimaha Gudaha ee jamhuuriyada somaliland taas oo uu goob joog ka ahaa wasiirka wasaarada arimaha gudaha Md: Maxamed Nuur Carraale(Duur) shirkan ayaa socon doono muddo lagu qiyaasay labo cisho taas oo lagu falaqayn doono sidii shacabka reer somaliland looga dhaadhicin lahaa in loo samayo hab diwaan galin ah oo muwaadinkasta lagu diwaan galinaayo.

 

shirkan ayaa waxaa ka soo qayb-qaabisay Wasaarada Arimaha Gudaha,Siyaasiyiin,Aqoonyahano,Madaxda xafiiska socdaalka, Qaarka mida horjoogaysha jamacadaha dalka Iyo Hay’adaha dhinaca gargaarka ka taakulaya somaliland shirkan ayaa mudda uu socdo ee labada cisho ah ayaa waxaa lagu falaqyn doonaa sidii shacabka somaliland loogu soo bandhiga diwaan-galin si loo Ogaado tirada saxda ee ka codaysa somaliland si ay u yarato isqabqabsiga dhinaca doorashooyinku markay timaado.

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Md: Maxamed Nuur Carraale(Duur) oo shirka ka hadlay ayaa sheegay in somaliland ay soo martay doorashooyin is xiga midwaliba ku dhamaaaday guul hadana loo baahan yahay in la samayo diwaan-galin sida wadamada caalamku ay dadkooda ku sameyaan taas oo meesha ka saari doonto musmasuq dhaca xilaga doorashada.

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md: Maxamed Nuur Carraale(Duur) ayaa xusay in xukumada somaliland ay shorshaha miisanayada sanadkan 2013 ku darsan doonto sidii loo maal galin lahaa diwaan-galinta madaniga ah ee la filaayo in la bilaabo doorashooyinka soo socdo ka hor in la helo tirada saxda ah ee muwadiinta somaliland.

 

Qorshahan ayaa hadduu hirgalo diwaan galintiisu ay yaraan doonta in ay dhacdo isqabqabsiga yimaad xiliga doorashada islamarkaan waxaa yaraan doorana is xanbaarka lagu codeeyo iyo waliba dadka qaarka ee ka soo talabaa xududaha wadamada somaliland la jaarka ah xiliga doorashooyinku ka dhacayaan somaliland iyagoo iska dhigaya inay yihiin muwadiniin somlilander ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^of course not lol. Dont be silly, as you know somalis are tribal people and I figure this a good indicator for something thats just running on my mind.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Only the Senate or upper Parliament it was established in 1996 and no one raised any concern Cigaal said speak now or forever hold your silence, and every one was happy how the MPs were distrusted. And ofcourse the house of representatives are voted on and it depends on how they are voted on fair and square one man one vote.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wabaan yaabay i don't think people care or want to know who is the biggest clan in Somaliland as long as they get their fair share of the resources and are fairly represented in the Government and other national institutions of SL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this