Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 11, 2013 Marinaayana maxee ahayd? Liido maaka wadaa? If yes, waa tagay habeen iyo duhurba. One thing I realized while I was in Xamar was the absence of birds in the city. I know inay aad u qaxeen the avian family, but their absence in the city was very noticeable to me. Early mornings every day -- 6:30 am -- waxaa kusoo kici jiray dhawaaqa hoomanka baabuurta (biiiib, biiiiiiiib), not the singing of the birds. Granted, the hotel I was staying at was on jidka Maka Almakurama at Guriga Shaqaalaha, my room's window facing that very, very busy thoroughfare. Hoomanka baabuurta sidee u bilowdaan aroortii ilaa laba saac habeenimo (8 pm) wee yeeri jireen nonstop. Sick. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 11, 2013 Marinaaya degmada Kaaraan agagarka Hotel Global Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 15, 2013 Kaaraan? Xamar mee ka tirsantahay Kaaraan maanta? Kaaraan, Yaaqshiid, Huriwaa iyo kuwa kaleba Xamar maanta laguma xisaabiyo. Waa 'old' Xamar degmooyinkaas, dad fara ku tiris ayaana degan. The 'new' Xamar waxee bilaabaneysaa wixii dhanka koonfur kasoo ah jidka Wadnaha, especially jidka Maka Almakurama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 15, 2013 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;918614 wrote: Kaaraan? Xamar mee ka tirsantahay Kaaraan maanta? Kaaraan, Yaaqshiid, Huriwaa iyo kuwa kaleba Xamar maanta laguma xisaabiyo. Waa 'old' Xamar degmooyinkaas, dad fara ku tiris ayaana degan. The 'new' Xamar waxee bilaabaneysaa wixii dhanka koonfur kasoo ah jidka Wadnaha, especially jidka Maka Almakurama. Sheeko, people are buying 5-6 million dollar houses in Marinaaya, yaaqshiid traffic jam kama dhamaato a friend of mine told me this morning. Malaha adiga ayaay saas kula tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 15, 2013 A 'friend' told me iska dhaafee tag soo arag. Meelahaas waa cidlo la tagin. Amaan la isku haleyn karana kama jirto, especially during the night. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 15, 2013 LOL im going to xamar this June. war sxb walahi i spoke to my adeeryalo who lives in Yaaqshiid as well some weeks ago they said amaanka aad ayuu fiican yahay maalin iyo habeen. Kaaraan is true gar ahaan arjantiin and those areas aint good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 20, 2013 Maqaayada The Village la yiraahdo Xamar ku taalo ayee ku qornaayeen ereyadaan. Yaaku raacsan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalicentric Posted February 20, 2013 MMA you should have a blog Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 1, 2013 Waaku salaamay, Centric sister. ____________________ Garoonka Aaden Cadde ee Xamar -- Janaayo, 2013. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 1, 2013 Hoteelkaa deganaa hortiisa. Waa jidka Maka Almakurama, agagaarka Guriga Shaqaalaha (which you see when the video is at 55 seconds, the pinkish building across from the right). Janaayo, 2013. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted April 2, 2013 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;909855 wrote: Yum. Haven't tasted fresh papaya since I was in Thailand. Quote Share this post Link to post Share on other sites