Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 25, 2013 At Liido Seafood Reataurant. Sawirka waxaa la qaaday at approximately sadex saac iyo afartan daqiiqo habeenimo (9:40 pm). The beach restaurant, which is a few feet away from the shore, closes at 10 pm. Aad ayaa habeenkii loo tagaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 25, 2013 Oba, no clue mate. MMA, what's with the 'one pic a week' policy? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 25, 2013 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;909855 wrote: This is just my favourite thing to eat back home, it doesn't taste the same abroad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted January 25, 2013 ^Nothing tastes the same abroad . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 25, 2013 ^Come on ladies, nostalgia tends to trick the mind, it couldn't possibly be that delicious. MMA....I don't like crowds, any secluded beaches in Xamar? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted January 25, 2013 ^ Honestly, everything in Somalia tastes better. I still can't get over how milix is enough for seasoning, here we add every type of spice available and it still doesn't taste as good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 25, 2013 Somali food is mostly organic, unmodified and fresh-- literally the ripest fruit is picked that morning. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 25, 2013 Rahima..It helps one can buy fresh daily produce. That's what I miss the most, lol@milix, I heard someone used that in longtime, it sounded funny reading it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted January 25, 2013 ^ What's so odd about milix? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 25, 2013 I meant I haven't used for so long, it sounded strange Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 25, 2013 Haatu, Xamar maa saas ugu xiiso qabtaana? :-) Sawiro iyo muuqaalo badanba waa haayaa oo Xamar ah, laakiin waqti aan kusoo galiyo uma haayi. However, maanta ayaa kuu soo gilinaa xoogahoo, sawiro aan kasoo qaaday isbitaaladii aan Xamar ka xasuustay. Isbitaal Madiina Isbitaal Banaadir. Waa isbitaalkaa ku dhashay. Isbitaal Digfeer ______________________ Waxaa aad ugu faraxsanahay inay isbitaaladii wali almost sidooda yihiin, siiba kuwa Madiina iyo Banaadir. Waa Eebbe mahadiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 25, 2013 Che, waa run miraha Soomaaliya ka baxo iyo miraha kale ee xataa Kenya ah iskumid ma'aha. Dhadhanka kuwa Soomaaliya ayaa aad iyo aad u macaan, siiba liin dhanaanta, cambaha iyo babaayga. Aniga boorso buuxdo oo wada mire ah kasoo qaatay Xamar, unfortunately garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ku reebteen eeyaha. Ciilkooda ilaa iyo hadda i haayo. Liin dhanaanta Soomaaliya oo la miiray wax ka dhadhan macaanaa ma lahayn. Koob liin qaboob ah oo weyna wuxuu iska ahaa 4,000 shilin Soomaali. (22,000 shilin Soomaali waaye halkii doolar, you do the math.) Xeebta Liido meel 'private' kuma arkin. Habeen iyo maalinba waa tagay, habeenkii xataa qurbojoog isku sawiraaye xeebta horteeda. Ma'oga miyaa habeenkii in la dhihi jiray inay badaha ku jiraan jiniyada soo baxaan. Perhaps Jasiira iyo meelahaas ku arkeysaa meelaha dadka ku yaryihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 25, 2013 Waranle_Warrior;909893 wrote: What is isbaandhees? If you say isbaandhees it will be something else Say isboondhees Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted January 26, 2013 Che -Guevara;912167 wrote: I meant I haven't used for so long, it sounded strange My Somali does need a bit of work so excuse my complex Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 26, 2013 MMA marinaayo ma aaday? Quote Share this post Link to post Share on other sites