oba hiloowlow Posted January 18, 2013 Xaaji Xunjuf;909537 wrote: Carafaat wuxu igu yidhi markan Somali mideeyo dadka isku eeg eeh geeska africa ku nool baan midenaynaya oo ay hal basaboor yeeshan sida yurub hal lacag hal barlamaan iyago dawlado gaar ah, Wana waxa ugu adag geeska Africa waxa ku nool dad is wada diidan. hahahah hussein ceydiid 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 18, 2013 Oba, malla yaabtay Carafaat becoming HA no 2 , Walaaleheenna hal baasaboor ku lehe....Bal marka hore adiga iyo XX Soomaali la midooba cushitic hannoo dambeeyee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted January 18, 2013 Toloow mar dhowna Wafti Bay ka yimid miyaa Burundi aadi doona? Wafti oo kayimid Harardheerana maxuu aadi doona congo Quote Share this post Link to post Share on other sites