Saalax Posted January 17, 2013 Boosaaso[RBC Radio] Guddoomiyaha Kubadda Cagta gobolka Bari Mustafe Cabdirixmaan Majacase ayaa ka dhawaajiyey in ay Canbaareynayaa Doorashada dhawaan lagu magacaabay Xubnaha Guddiga Olombikadda Soomaaliyeed ayna tahay Cadaalad darro.Guddoomiye Mustafe Majacase oo khudbad ka Jeediyey Xarunta Dowladda Hoose ee Boosaaso maanta ayaa sheegay in gobolada Bari,Karkaar,Hayland iyo Bariga Sanaag si wadajir ah u Canbaareynayaan Doorashada lagu doortay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed taasoon Puntland laga qeybgelin habayaraatee. Waxa uu sheegay iney Taageerayaan isla markaana Xoojinayaan hadalkii uu dhawaan magaalada Gaalkacyo ka Jeediyey Wasiirka Ciyaaraha Puntland Cabdiweli Xirsi kaasoo ahaa iney Puntland qaadacday Doorashada lagu doortay Guddiga Olombikada ee Muqdisho lagu qabtay. Xiriirka Kubada Cagta. Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed ayuu Guddoomiye Mustafe Majacase Usoo Jeediyey dhaliil,wuxuuna sheegay in Skhasiyaad gaar ah ay ku shaqeystaan magaca Xiriirka,kuwaasoo Tababaro ku qabta dalka Jabuuti iyagoo ku been abuurta magacyada gobolo ka tirsan dalka. ..”"Waxaan eedeyneynaa Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed oo waxay sitaan magacii Soomaaliya Shakhsiyaad gaar ah baa ku shaqeysta,waxay qabanayaa Tababaro bey Jabuuti ku qabanayaan oo waxay leeyihiin goboladii Soomaaliyaa fadhiya….”"”ayuu yiri Guddoomiye Majacase. Musatafe Majacase oo khudbadiisa siiwata ayaa sheegay in Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamkaba u sheegayaan in marnaba aysan matalin Xiriirka Kubada Cagta iyo Kuwa Olombikadda ee Muqdisho lagu Yagleelay. Halkan ka Dhageyso Codka Guddoomiye Mustafe Majacase Guji Halkan Ciyaartoyda Boosaaso iyo Maamulkooda …”"Soomaaliya kamid beynu nahay,waxaanu aduunka iyo Umad kasta u sheegeynaa Xiriirka Kubada Cagta in Shakhsiyaad gaara iyo Gobolo gaar uu gacansiiyo,hadda waxaan Ognahay in Gal-mudug ay ka dhisayaan Garoon Kubada Cagta ah,..”"”ayuu yiri Majacase. Waxaa xusid mudan in Kulanka lagu Canbaareeyey Doorashada Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee dhawaan Muqdisho lagu qabtay ay ka hadleen madax kala duwan oo bahda Ciyaaraha ah,waxayna dhamaantood Isaga mid ahaayeen dhaleeceynta Guddiga. Gababgabadii ayuu ka dhawaajiyey in Dhalinyarada Puntland ay mar walba diyaar u yihiin soo dhaweynta Nabadda dalka iyo Barnaamij kasta oo lagu hormarinaayo Ummada Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 17, 2013 http://www.raxanreeb.com/2013/01/guddoomiyaha-ciyaaraha-gobolka-bari-mustafe-majacase-waan-kasoo-horjeednaa-doorashada-guddiga-olombikada-soomaaliyeed-ee-muqdisho-lagu-qabtaydhageyso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 17, 2013 Well done, I support it 100%. This is just like the education scholarships. A clan can't take national institutions for its own athletes and send them to training in the name of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 17, 2013 Yet ex USC child soldier Abwaan is dreaming about uniting with Hargeysa his own neighbors are dissatisfied with Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17, 2013 loool@ Child soldier war wuu ka weyna lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 17, 2013 Somalia;909306 wrote: Well done, I support it 100%. This is just like the education scholarships. A clan can't take national institutions for its own athletes and send them to training in the name of Somalia. Correct. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 17, 2013 Somalis are all dissatisfied. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted January 17, 2013 ^If what's alleged is true, it's beyond belief it is happening in 2013. Now that there's a problem but I don't know if this is how to approach it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 18, 2013 Abwaan is unusually silent on the issue. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted January 18, 2013 I heard this from a friend and I was laughing hard, not because it was funny but somehow I thought about the 4.5 system, Somalis and clans so now the Olympic committee were supposed to be distributed accoring to the 4.5 rule I think the appointed (or rather self appointed) men should have their position if they are qualified to do the job regardless of their clans but I doubt that may be the case. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 18, 2013 before it was xamar unuka leh now its somali sports unuka leh :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted January 18, 2013 ^LOoOL, as a proud member of Unuka would you please share with us if all these men are qualified to do the job Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 18, 2013 Che -Guevara;909315 wrote: Somalis are all dissatisfied. Wouldn't you be Che hadaa lugu yidha sportka kama qeyb gali kartid reminds me of apartheid in south Africa Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 19, 2013 Waranle_Warrior;909669 wrote: ^LOoOL, as a proud member of Unuka would you please share with us if all these men are qualified to do the job I have no idea man Quote Share this post Link to post Share on other sites