Taleexi Posted January 17, 2013 oba hiloowlow;909178 wrote: xaaji mala taleexi qoladaan bundhlayn buu ku biiray Horta nimanyahow wax baa idinka khaldan. Anigu haddaan reer Khaatumo ahay waan maal gashaday PL sidaa darteed horumarkeeda iyo ka dalka oo dhan waa taageersanahay. Waxay ku khaldan yihiinna kama gabbado. Khatumo and PL are not in the best terms but I'm working on that the admins live side by side in peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 18, 2013 Xaaji Xunjuf;909167 wrote: Puntland wa laxdi Jubbaland na wa kabti wa wada socdaan adeer naga daa dee Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted January 18, 2013 Saalax;909154 wrote: Minneapolis (RBC) Waxaa magaalada Minneapolis kusii wajahan Madaxweynaha Soomaaliya Xassan SH Maxamuud wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirada arimaha dibada Soomaaliya Fowsiya Xaaji Adan iyo Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Cabdullahi Ciilmooge. Madaxweyne Xassan SH ayaa jaaliyada Soomaalida ee Gobolka Minnesota la hadli doona fiidnimada Jimcaha. Soo dhaweynta Madaxweynaha waxaa iyana hareer socda Mudaharaad looga soo horjeeda. Gudiga qabanqaabada Mudaharaadka looga soo horjedo madaxweyne Xassan oo warbaahinta la hadashay ayaa waxa ay sheegeen inay sababta ay uga gol leeyihiin mudaharaadka ay tahay sida ay u suluugsan yihiin faragalinta Dastuurka, Maamul Goboleedyada. Cismaan Axmad SH oo kamid ah gudiga ayaa waxa uu yiri. “…..waxaa muuqata in madaxweynuhu uu dhinac maray dastuurkii isaga lagu soo doortay faragalin badan in uu ku hayo maamuladii ama uu damacsan yahay ama uu damacsan yahay in uu carqaladeeyo” Cismaan isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri. “……hadaynu nahay jaaliyada Soomaaliyeed ee gobolka Minneasota kuwii ka badbaaday dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya waxaan cabsi ka qabnaa Soomaaliya in dib ugu noqoto dagaaladii sokeeye…” Jaaliyada Soomaalida ee Gobolka Minnesota ayaa ah mid balaaran saameyna ku dhex leh Gobolka waxaana muuqata in ay ku kala qeybsan yihiin siyaasada Madaxweyne Xassan. Dhanka kale Cabdulwaaxid Qalinle oo kamid ah qabanqaabiyaasha soo dhaweynta Madaxweyne Xassan oo khadka taleefoonka Raxanreeb.com kula xiriirtay ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo mudaharaadka. RBC Minneapolis and will this help your corner to be recongized as a country ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 18, 2013 Why are they opposing the President of Somalia? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted January 18, 2013 Silly people ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 18, 2013 I don't think qof micne leh inuu tegayo mudaaharaad, afar ma xishoodeyaal baa imaan doona, waaba haddii uu dhaco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 19, 2013 right now: Mohamed Cantoobo @Cantoobo Al shabaab sympathisers are protesting outside the convention Center, wher Somali president is addressing the community Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 19, 2013 ^Don't insult AS supporters. We create fireworks, not stand in the cold lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 19, 2013 Che -Guevara;909794 wrote: ^Don't insult AS supporters. We create fireworks, not stand in the cold lool Wait, so you ACTUALLY support Al-Shabaab? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 19, 2013 Somalia;909796 wrote: Wait, so you ACTUALLY support Al-Shabaab? :confused: this Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted January 19, 2013 Salaams people. Why do you all feel the need to rubbish the grievances of a huge chunk of our population?. Come on, Respect their views, they obviously feel strong enough about their need for their own state. Constitutionally the have a right and if they feel they arent getting their rights, then a protest(peaceful) is a legitimate way to air their grievances. I welcome a different view from our public. Tan labaad, nin xil qaadey, eed qaad!. El Presidente no doubt has a thick enough skin to withstand criticism and no doubt will open his eyes to the needs of his constituents. The correct course of action is to sit down with them and work out a way forward together. Those of you that keep rubbishing other people's grievances, lets not forget the constant protests you had( and that includes me) against Abdulahi yusuf, some of you had protests in London against the London conference last year (reer Somaliland), so why is this any different?. Stop being hypocritical people! Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted January 19, 2013 minniphabolus negros r crazy!! dad maskax leh ma aha...lol. Actually, we la folks call that place Xajka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted January 19, 2013 There is nothing wrong with peaceful demo that's taking place in America, at least there will be no deaths or minimal casualties if any. All the Presidents before him faced demos against them such as Yey and Shariif so it shouldn't be much of a problem for him apart from that this has to come early in his reign as President and sadly that's because the unfavorable positions he took on the issue of Jubba as he was immediately sown in and words like 'Baladwayne hadhisato maamul' iyo 'Kismayo anagaa usoo dhisayna', that lost him this particular community from the get go. If he embraces the demand of the demonstrators, given that its a genuine demand, rethinks and readjusts his earlier positions on that issue then its progress made but if not he expects nothing less than more of this sort and unfavorable actions against him by this community. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 19, 2013 Can somebody explain reasons for the demonstrations? Or arguments why one would oppose him? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 19, 2013 Carafaat, it's because they believe in Qabiil, whereas those listening inside believe in Qaran. Quote Share this post Link to post Share on other sites