Saalax Posted January 17, 2013 Minneapolis (RBC) Waxaa magaalada Minneapolis kusii wajahan Madaxweynaha Soomaaliya Xassan SH Maxamuud wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirada arimaha dibada Soomaaliya Fowsiya Xaaji Adan iyo Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Cabdullahi Ciilmooge. Madaxweyne Xassan SH ayaa jaaliyada Soomaalida ee Gobolka Minnesota la hadli doona fiidnimada Jimcaha. Soo dhaweynta Madaxweynaha waxaa iyana hareer socda Mudaharaad looga soo horjeeda. Gudiga qabanqaabada Mudaharaadka looga soo horjedo madaxweyne Xassan oo warbaahinta la hadashay ayaa waxa ay sheegeen inay sababta ay uga gol leeyihiin mudaharaadka ay tahay sida ay u suluugsan yihiin faragalinta Dastuurka, Maamul Goboleedyada. Cismaan Axmad SH oo kamid ah gudiga ayaa waxa uu yiri. “…..waxaa muuqata in madaxweynuhu uu dhinac maray dastuurkii isaga lagu soo doortay faragalin badan in uu ku hayo maamuladii ama uu damacsan yahay ama uu damacsan yahay in uu carqaladeeyo” Cismaan isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri. “……hadaynu nahay jaaliyada Soomaaliyeed ee gobolka Minneasota kuwii ka badbaaday dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya waxaan cabsi ka qabnaa Soomaaliya in dib ugu noqoto dagaaladii sokeeye…” Jaaliyada Soomaalida ee Gobolka Minnesota ayaa ah mid balaaran saameyna ku dhex leh Gobolka waxaana muuqata in ay ku kala qeybsan yihiin siyaasada Madaxweyne Xassan. Dhanka kale Cabdulwaaxid Qalinle oo kamid ah qabanqaabiyaasha soo dhaweynta Madaxweyne Xassan oo khadka taleefoonka Raxanreeb.com kula xiriirtay ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo mudaharaadka. RBC Minneapolis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 17, 2013 http://www.raxanreeb.com/2013/01/deg-deg-mudaharaad-ka-dhan-ah-madaxweyne-xassan-sh-oo-qabanqaabadiisa-minnesota-ka-socda-dhageyso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17, 2013 Puntians are angry Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 17, 2013 Silly people. Why not listen what Man has to say instead of standing in the cold. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 17, 2013 im hearing Duke and Xiin are very busy with planning the demonstration Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17, 2013 Che -Guevara;909159 wrote: Silly people. Why not listen what Man has to say instead of standing in the cold. Somalidu waligood caqli wax ku ma diidaan dee waanu diidnay bay yidhahaan we dont know why laakin waanu diidnay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 17, 2013 Jubbaland supporters protesting what the hell does that have to do with Puntland, which violation of constitution has he done against Puntland? Puntland in your dreams... obsession without borders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17, 2013 Somalia;909165 wrote: Jubbaland supporters protesting what the hell does that have to do with Puntland, which violation of constitution has he done against Puntland? Puntland in your dreams... obsession without borders. Puntland wa laxdi Jubbaland na wa kabti wa wada socdaan adeer naga daa dee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 17, 2013 Somalia;909165 wrote: Jubbaland supporters protesting what the hell does that have to do with Puntland, which violation of constitution has he done against Puntland? Puntland in your dreams... obsession without borders. Ha la yaabin dadkii Puntlandphobia baa ku dhacadaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17, 2013 Taleexi awoow khaatumo ba viruska Puntland phobia faafisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 17, 2013 xaaji mala taleexi qoladaan bundhlayn buu ku biiray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17, 2013 oba hiloowlow;909178 wrote: xaaji mala taleexi qoladaan bundhlayn buu ku biiray Wu laba xagliya kolku doono horta adeerki cabdi samad wa kuxigeenka Budhlayn, xafladaha Liibaan na aad bu u xiiseyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 17, 2013 thats the safest dee dantiisa bu garanayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 17, 2013 Xaaji Xunjuf;909179 wrote: Wu laba xagliya kolku doono horta adeerki cabdi samad wa kuxigeenka Budhlayn, xafladaha Liibaan na aad bu u xiiseyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 17, 2013 Taleexi;909173 wrote: Ha la yaabin dadkii Puntlandphobia baa ku dhacadaye They went from Puntland to Jubbaland to Khaatumo, they will cover all the bases, the secessionist. :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites