Boondheere Posted January 31, 2013 Al shabaab ciqaabta kaliya la marsiin karo waa in maxkamad la horkeenaa oo sharciga la mariyaa. Laakiin second life ama nolol danbe xaqiiqdii waa fantacy. Wax cadeeyn ah ma jirto in ay jirto aakhiro ama nolol kale markaad dhimato ka dib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-wehliye Posted February 4, 2013 Boondheere;914508 wrote: Al shabaab ciqaabta kaliya la marsiin karo waa in maxkamad la horkeenaa oo sharciga la mariyaa. Laakiin second life ama nolol danbe xaqiiqdii waa fantacy. Wax cadeeyn ah ma jirto in ay jirto aakhiro ama nolol kale markaad dhimato ka dib. Hadeey mar sheekadu sidaas tahay al-Shabaab badan ayaa ciqaabta ka baxsadey am aka baxsan doono maxaa yeeley wejiyadooda wey qarshaan markey wax dilaayaan. Walaal Boondheere, anigu waxba ka ma qabo waxaad aaminsantahy ee diinta aan aminsanahay ee Islaamka ah waxey Muslimiintu fartaa ineey wax dhib ah dadka kale u geysan oo ay si wanaagsan ula dhaqmaan. Al-Shabaab iyo kuwa lamid ah ee dhibaatooyinka dadka u geeystey waxaan aminsanahay inuu jiro Ilaah ka awaal marin doona dhibaatada ay ummadiisa gaarsiiyeen. Ilaahayoow xaqa ina tus oo naga dhig kuwii raaca Quote Share this post Link to post Share on other sites