oba hiloowlow Posted January 15, 2013 HAG kulahaa i hate when people try to the claim xamar via the HAG card ilmo aderayal naga daaya dee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 16, 2013 Xamartii aan joogay last week Soomaaliweyn dhamaantood wey wada joogtay, laba dhinac isku fiirineysay ma jirin because of qabiil, nin walba dantiisa ayuu watay. Qofkii cuqdad iyo wax kale heyso, qabyaalad iyo qurunkeeda wali ku beeran ayaa waxaan camal soo bandhigo ama sheegto inay qolo gooni Xamar u leedahay. Xamar isgeey indhahaaga kusoo arag, waa la isla leeyahay Eebba ka sakoo, qof qof ka lahaan karo ma jiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 16, 2013 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;908750 wrote: Xamartii aan joogay last week Soomaaliweyn dhamaantood wey wada joogtay, laba dhinac isku fiirineysay ma jirin because of qabiil, nin walba dantiisa ayuu watay. Qofkii cuqdad iyo wax kale heyso, qabyaalad iyo qurunkeeda wali ku beeran ayaa waxaan camal soo bandhigo ama sheegto inay qolo gooni Xamar u leedahay. Xamar isgeey indhahaaga kusoo arag, waa la isla leeyahay Eebba ka sakoo, qof qof ka lahaan karo ma jiro. Oba Hiloolow tan ha maqlo. Inanka eex ayaa wareerisay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 16, 2013 mudanayaal and marwooyin i have a announcement to make, I oba do not longer support ''xamar unuka leh'' i've realized xamar will be nothing without all the other somali clans and also i realized that many nomads like Apophis,Nuune,MMA,Kool Kat,che etc are born in mogadishu and thats the only home they have so how can i deny them to claim xamar? Unuka have always been a welcoming clan even the sayid made a poem about it so i am a dissapointmet to beesha unuka weyne for not fallowing the tradition. I am deeply sorry nomads i hope you all can forgive me. Oba. Quote Share this post Link to post Share on other sites