Haatu Posted January 12, 2013 Kn: Maamulka Kismaayo ayaa bilaabay in la burburiyo cooshado sharci darro ah oo laga dhisey hareeraha wadooyinka magaalada, taasi oo looga gol leeyahay in lagu wanaajiyo bilicda magaaladda. Maanta waxaa la arkayay dad shacab ah oo iskood iyaga gacmahooda ku duduminaya dhismayaal ay iyaga leeyihiin kadib markii maamulka uu ku wargaliyey in ay sharci darro yihiin oo ay tahay in meesha laga saaro. Tani waxa ay keentey in wadooyinka ay waasac noqdaan, gaadiidkana ay si xanibaad la’aan ah u isticmaalayaan. Dad shacab ah oo la hadlay KismaayoNews waxa ay sheegeen in ay aad ugu faraxsanyihiin talaabooyinka maamulka uu qaadayo ee uu kusoo celinayo bilicda magaalada. Qeyb ka mid ah wadada laamiga ah ayuu maaamulka dhisme ku bilaabay, iyada oo qorshayaal kale dayactir ah lala damacsanyahay meelo kale oo magaalada ka mid ah. Nin ka mid ah shacabka Kismaayo oo oday waxa uu soo jeedinayaa tallo ah “maamulka waa in dhisme kasta ama meherad kasta ay ku wargaliyaan in inta isaga ku beegan uu iska nadiifiyo, islamarkaasina sameeyo wixii dayactir ah ee uu ka bixi karo” ayuu yiri. Magaalada marka aad dhex martid waxa aad ka dareeymeysaa dayacnaan badan oo muddo sanooyin ah soo jiitamaysay, balse dadku niyadoodu ayaa ah mid soo noolaatay. Dadku waxa ay bilaabeen in guryahooda ay rinjiyeystaan, halka kale ay dhisanayaan. KismaayoNews.com http://kismaayonews.com/2013/01/11/bilicda-kismaayo-oo-wax-laga-qabanayo-wadooyinka-oo-la-baneynayo/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
x-madiino Posted January 12, 2013 good news, but when the kenyans troops will leave the country? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 12, 2013 lol so true tho Quote Share this post Link to post Share on other sites
x-madiino Posted January 12, 2013 lolz, hope they leave after eliminate all al shabaab tho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 12, 2013 ^Sxb what are you doing in Malaysia (if that's your actual location). I love that country man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
x-madiino Posted January 12, 2013 Studying here. yh it's a beautiful country Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted January 13, 2013 Good work by the Admin there, keep improving the city and get busy with matters that matter rather than petty clan rivalry or politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 13, 2013 Waranle_Warrior;907800 wrote: Good work by the Admin there, keep improving the city and get busy with matters that matter rather than petty clan rivalry or politics. Hear hear. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted January 13, 2013 haatu, dhul kismaayo kuyaalo, makaa gadaa,? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 13, 2013 haatu im going to open a tourist resort in Kooyame kundeeqa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 13, 2013 Sharma'arke, I don't need dhul in a dirty, impoverished town that will most likely be government property Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 13, 2013 Oba, don't waste your money. Instead open a restaurant. Somali towns really lack clean decent restaurants. Thank me when you're culinary giant Quote Share this post Link to post Share on other sites