Sign in to follow this  
Haatu

Su'aashan bal ka jawaab

Recommended Posts

Maqane   

You're welcome sxb

 

Helpful thread btw.

 

Su'aasha xegta: "Luqad hebel" waan daadshay' :P yaa ku dhihi kara luqada ingiriiska?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

AbdurahmanAli;925811 wrote:
I'm fluent in language X? Pure guess.

:) Bravo

 

 

Su'aasha xegta -->

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Haatu;927877 wrote:
Since no one answered I'll just tell the answer. It's
Hunguri.

Thats slang. Greedy in Somali is 'gacan adayg' eg. Hebel wuu gacan adagyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

I beg to differ. Gacan adayg is another way of saying hunguri. The word comes from the actual hunguri (Adams apple) probably first used for people who ate all the food and refused to share. That's why you see people when they want to call someone greedy, hunguriga ayey salaaxaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Haatu;926156 wrote:
Sidee
bakhayl
ama
greedy
Af Soomaali lagu dhahaa?

Marka hore aan isla wada fahanno :)

 

 

Bakhaylid ama bakhiilid = hanti bixinteeda ku gacan adkaansho.

 

 

Bakhayl ama Bakhiil: Waa Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican aan ka siin;

Waxaa sidoo kale la dhihi karaa/la 'oran karaa "Dhabcaal" sidoo kale waxaan umalayn "Muudal"

 

Bakhaylad: Waa Naag aan hantideeda dadka kale wax fiican aan ka siin

Ma ogi/garanayo in sidoo kale la oran karo (in eey kuhaboontahay) "Dhabcaalad" ama "Muudalad"

 

 

------------

Fiiro gaar ah: Waxaad Erayadii aan soo sheegay (Dhabcaal iyo Muudal) ka raadinkartaa haddii eey jiraan (ama shaki kaaga jiro)... Forum-kan adigoo isticmaalaya "Default Search/ Google Search-engine-ka;

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Haatu;926156 wrote:
Sidee
bakhayl
ama
greedy
Af Soomaali lagu dhahaa?

Surely the two words are not the same. Bakhayl is tight fisted whilst greedy is the hunguri you talk about!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Waxaan u maleynaaye in Bakhayl iyo Hunguri isku macno leeyihiin?

 

Waa tahey, su'aasha xigta. Af Soomaali ku dheh ereygaan: equilibrium.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Since no one knows, it is dheelitirin.

 

Next word: inherited characteristic, factor (as in mathematics)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Haatu;930990 wrote:
Since no one knows, it is
dheelitirin.

 

Next word:
inherited characteristic
, factor (as in mathematics)

Dabeecad la is ka dhaxlo :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this