Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 23, 2013 Coofle;963411 wrote: Qoonsi = dhibsasho ; Tusaale "Waxa aan qoonsaday sida Warsame ula dhaqmay booyaasada (Adeegto) " Silloon = wax ka si yihiin/aan fiicnayn/xun/ etc.....Tusaale "Samatar ayaa si kulul ugu yidhi maslax 'naga tag bahalyahaw sillooni" The difference between the aforementioned words is a little bit tricky, its those words you differentiate by experience but when asked to classify objectively it becomes difficult, but let me try.Any help would be appreciated. Agaasin =To Direct /badiyaa waxa at tusaalaysaa heer maamul (Management not executive) waxa ay is raacaan ereyada Maarayn iyo Maamul Abaabul =In fal la fulinayo la bilaabo / "waxa aan abaabulaynaa dibad-bax ka dhan ah xukuumada" Qabanqaabin = This is somewhat opposite to Agaasin (executive rather than managerial) ;in la diyaarsho oo la qabto hawlihii fal la fulinayo u baahnaa "Waxa mahad iska leh Ardayda fasalka 6aad oo soo qabanqaabiyay xaflada tan" Wax badan isku dhex walaaqeysaa, widaay. Agaasin (verb, rarely used), agaasime (noun) = executive Qabanqaabiye = planner Maareeye = manager Maamulle = administrator Maamule iyo maareeye labadaan erey mar mar isku micno loo isticmaalaa, both administrator iyo manager loo isticmaalaa interchangeably. Waxaana ka sareeyo jago ahaan agaasimaha, the executive. Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted December 20, 2013 Adigaaba sheegay in lagu dhaco ama...... Well, ama waad ku dhici (fail) ama waad ku guuleysan (gudbey). Somalidu waxay isticmaalaan carabi: waa ku saaqiday ama waa ku najaxay. Share this post Link to post Share on other sites
Oscar bootaan Posted January 28, 2014 this is hard question for me lolz Share this post Link to post Share on other sites
odayga inanta Posted May 20, 2014 qofku markuu exam baaso waxa la yidhaa " Uu gudbay"......erayga "Gudub" loo adeegsadaa Share this post Link to post Share on other sites
Abdi Dahir Mohamed Mo'alli Posted November 29, 2015 Barmoosay ama guulaystay Share this post Link to post Share on other sites
dalabeey Posted March 2, 2016 weydiinta waxaa jawaabteedu ila tahay "baasay = Gudbe" Imtixaana = layli Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 6, 2016 @dalabeey said: weydiinta waxaa jawaabteedu ila tahay "baasay = Gudbe" Imtixaana = layli Layli waa exercise (i.e. maths exercises to complete and answer). Share this post Link to post Share on other sites