Haatu Posted January 13, 2013 Su'aasha xigta: Sidee baa Af Soomaali loogu dhahaa 'Positive iyo Negative'. Su'aashan wexey ku socotaa kuwiina Soomaaliya wax kasoo bartey. Intiina kale ereyo waad yaboohi kartaan haseyeeshee iska hubsada (adaan kula jeedaa Apo ) Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 13, 2013 bositiiiif iyo negatiiiif. seriously speaking thou i have no idea Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 13, 2013 Che -Guevara;907741 wrote: lool@Aaliyah bariis wacan? hee walaal? bariisku ma wacnaan karo miyaa? LOL Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 13, 2013 Taleexi;907766 wrote: Imtixaankii waa dul dhigay. Imtixaankii waan ka dhex baxay. Imtixaankii waan ku durduriyey Haddana anaa mid abuuraya thus patented " Imtixaankii waan ku cayaaray" cool slangs. Lol@ waan ku cayaaray? what would be the meaning of your new phrase? waan ku dhacay? mise waxaad uga jeeday "waan ku cayaaray oo xariif baan ahay"? Hadal ma aha sida lo yidhi ee waa sida loo fahmo ayaa horay lo yidhi. This phrase can be understood both ways. Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted January 13, 2013 Haatu;907493 wrote: Gartey waad mahadsantihiin. Aaliyah su'aashaas waan kula qabaa. Ma jiraa erey Af Soomaali ah oo u dhigmada ereyga 'Imtixaan'? Oba, sidee bey kaa noqotey sxb? Baasay ku lahaa Ereyga ugu dhow Imtixaam soomaahan Kadis? Mise waxbaan isku khaldayaa? Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted January 13, 2013 From what i Know kadis means abrupt and unexpected. eg, 'Si kadis ah ayuu wadanka uga dhoofay.' Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 13, 2013 Nin-Yaaban;908070 wrote: Ereyga ugu dhow Imtixaam soomaahan Kadis? Mise waxbaan isku khaldayaa? Kedis is su'aalo la isku weydiiyo tartan aqooneed. Runtii maba ka fekerin waxa Imtixaan u dhigma balse qaamuuska ayaan ku noqon, give me few minutes. Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 13, 2013 Imtiaxaanki qalinkaan ku ansixiyey. Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 13, 2013 Nin-Yaaban;908070 wrote: Ereyga ugu dhow Imtixaam soomaahan Kadis? Mise waxbaan isku khaldayaa? Wax weyn baad isku khaldaysaa - sheekooyin aan is lahayn baad madaxa isu gelinaysaa:, kedis ku lahaa magacaa jir Ninyaaban. Aalliyah: Af Soomaaliga cayaarta ka dhaaf.... Imtixaankii waa ku cayaaray waxay la micno tahay - waa u dhammeeyey, si ba'an baan ula dhaqmay, waxba uma xeerin, iyo wixii kale oo la hal maala. Balse waa runtaa oo sidii la doono baa loo fahmi karaa thus, your analytical critiquing was not misplaced at all. Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 13, 2013 Xaaji Xunjuf;908077 wrote: Imtiaxaanki qalinkaan ku ansixiyey. Sheekadaadu waa wada af Carabi wallee waxaad caddaysatay inaad reer bini-haashim ka soo jeedid - After all, Waraabe was on the mark Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 14, 2013 Haatu;907844 wrote: Su'aasha xigta: Sidee baa Af Soomaali loogu dhahaa 'Positive iyo Negative'. Su'aashan wexey ku socotaa kuwiina Soomaaliya wax kasoo bartey. Intiina kale ereyo waad yaboohi kartaan haseyeeshee iska hubsada (adaan kula jeedaa Apo ) Togane = positive Tabane = Negative Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 14, 2013 Apophis;907901 wrote: Man you're worse than me; bositiiiif kulahaa looooooooooooool Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 14, 2013 And su'aasha xigta is pessimist and optimist. Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 14, 2013 pessimist:antisimpatiko optimist: kheyr sheege loool Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 14, 2013 Oba, isku day wanaagsan laakiin imtixaanka ma aadan gudbin.....basically waad dhacday:D Share this post Link to post Share on other sites